Archive

Posts Tagged ‘Ansaxinta Dastuurka’

Shirkii Golaha Qaran Ee Dastuurka Oo Dhamaaday (August 2,2012)

Friday, August 3, 2012 Comments off

Laaska News Aug.3 1,2012

Muqdisho – Shirkii Golaha qaran ee Ansaxinta Dastuurka Soomaaliya ee kasocday xaruunta shirka ee dugsiga Booliska (Iskoolo Boliisiya) ee Caasimadda Soomaaliya ee Muqdisho,ayaa lasoo gabagabeeyay shalay, shirkaas oo socday 25 July – 2 August,2012. Read more…

Dastuurkii OO Muqdisho Maanta Lagu Ansaxiyay

Wednesday, August 1, 2012 Comments off

Laaska News August 1, 2012

Photo:File

Muqdisho – Golaha Qaran ee Ansaxinta Dastuurka Soomaaliya ayaa ayaa maanta xarunta uu shirka  ee Iskuulo Boliisiyo ee Magaalada Muqdisho ku ansaxiyay si kumeel gaar ah Dastuurka dalka.Waxaana lagu soo waramayaa in Ergada shirka timid ay tiradoodu ahaayeen 645,waxaana 621 oo Ergada kamid ah ay u codeeyeen haa,13 Ergeyna ay u codeeyeen Maya halka 11 kamid ah Ergada ay ka aamuseen. Read more…

Golaha Qaran Ee Ansaxinta Dastuurka Oo Soo Gabagabeeyay Doodo Ay Ka Yeesheen Qodobada Qaarkood

Wednesday, August 1, 2012 Comments off

Laaska News  Aug. 1,2012

Muqdisho – Golaha Qaran ee Ansaxinta Dastuurka Soomaaliya ayaa soo gabagabeeyay doodo ay ka yeesheen qodobada dastuurka qaarkood muddo saddex cisho ah.Waxaa lagu soo waramaya in 10 guddi oo loo qaybiyay ergada ansaxinaysa dastuurka oo muddo 3 cisho ah  ka doodayay 10 qaybood oo ku jira dastuurka ay soo gabagabeeyeen  31/7/2012. Guddi walbaana aragtida uu kaqabo(diidis,wax kabadalid, ku raacisba ama soo jeedin) uu usoo bandhigay ergada kale. Read more…

Ra’iisal Wasaare Cabdiwali Oo Kormeeray Goobta Lagu Wado Inuu Kafurmo Shirka Ansaxinta Dastuurka

Wednesday, July 25, 2012 Comments off

Laaska News    July  25,   2012

Somali PM Dr. Abdiweli Mohamed Ali – RM

MuqdishoRa’iisal Wasaaraha Soomaaliya Dr. Cabdiwali Maxamed Cali oo horkacaya xubno golihiisa kamid ah ayaa waxay kormeer ku tageen shalay oo bishu ahayd July 24 goobta loogu talagalay inuu kafurmo shirka ansaxinta dastuurka,sida lagu sheegay warbaahinta qaranka Soomaaliya. Read more…

Somalia- PM Gaas,Ergay Mahiga Oo Kulan Laqaatay Odayaasha Dhaqanka – SAWIRRO

Wednesday, July 25, 2012 Comments off

Laaska News July 25,  2012

Muqdisho Jul.24.2012 – Ra’iisal wasaaraha Jamhuuriyadda Soomaaliya Prof. Cabdiwali Maxamed Cali-gaas oo ay waheliyaan xubno wasiirada kamid ah, Ergay Mahiga iyo xubno kasocda beesha caalamka ayaa maanta kulan laqaatay odayaasha dhaqanka kulankaas oo ujeedadiisu ahayd sidii loo dadajin lahaa “liiska Ergada Ansixinta Dastuurka si loo dhamaystiro diwaan galaintooda”. Read more…

“Baarlamaanka Somalia In Laga Dhigo 275” – Beesha Caalamka Oo Ogolaatay – Ergay Mahiga

Tuesday, July 24, 2012 Comments off

Laaska News  July 24, 2012

“Ergayga gaarka ah oo sheegay in Beesha caalamku ay ogolaatay in baarlamaanka Soomaaliya laga dhigo 275”

Muqdisho, Jul 23 – Wakiilka Gaarka ah ee Xoghayaha Guud ee QM u qaabilsan arrimaha Soomaaliya Amb. Mahiga ayaa sheegay in la’ ogolaaday in Baarlamaanka Soomaaliya laga dhigo 275. Read more…

Shirka Ansaxinta Dastuurka Oo Furmaya 25 Ka July 2012

Tuesday, July 24, 2012 Comments off

Laaska News July 24,  2012

Muqdisho, Jul.23 – Ra’iisal Wasaaraha Soomaaliya Dr. Cabdiwali Maxamed Cali ayaa sheegay in uu ku raja weyn yahay in shirka ansaxinta dastuurka uu furmayo 25 ka bishan. Read more…

Somali PM Oo Lakulmay Odayaasha Dhaqanka,Kana Hadlay Dadajinta Ergada,Saamiga Haweenka 30%

Tuesday, July 24, 2012 Comments off

Laaska News  July 24,  2012

Muqdisho , July 23 – Ra’iisal Wasaaraha Soomaaliya Prof. Cabdiwali Maxamed Cali oo hadal ka jeediyay kulankii uu la yeeshay odoyaasha dhaqanka Soomaaliyeed July 23  ayaa odayaasha kala hadlay arrimo ay kamid yihiin soo dadajinta xulista ergada ansaxinta dastuurka,arrimaha haweenka iyo saamiga ay ku leeyihiin dawladda cusub. Read more…

Somalia:Wasaaradda A Gudaha Oo Sheegtay In Shirkii Ergada Uu Dib U Dhacay

Friday, July 13, 2012 Comments off

Warkii Dalka (TFG da)

Wasaaradda Arrimaha Gudaha Oo Sheegtay in uu dib u dhacay Shirkii Ergada
by
Mowliid

Muqdisho,  (  RM) -12 July 2012 – Wasaaradda arimaha gudaha iyo amniga qaranka ayaa sheegtay in dib uu dhac ku yimid shirkii ergada ansixinta Dastuurka ee maanta ka furmi lahaa Muqdisho. Read more…