Archive

Posts Tagged ‘Awdal’

Suldaan Abubakar Cilmi Wabar, oo shalay loo Magacaabay Suldaanka Guud ee Ardaayada Beesha Jibriil Yoonis.

Tuesday, January 25, 2011 Comments off

Laaska News January 25,2011

Hambalyo Suldaan Wabar

suldaan-wabar Quljeed-Golaha Dhaqanka ee Beesha Jibriil Yoonis – ee Ka tirsan Beesha Samaroon(Awdal) ayaa shalay u mgacaabay   Suldaan Abubakar Cilmi Wabar, Suldaanka Guud ee Ardaayada Beesha Jibriil Yoonis.

Hambalyo Hambalyo Hambalyo

Suldaan Wabar

Somaliland:“Hadii Aynu Nidhaa Sida K. Sudan Ha Loo Codeeyo Go’itaan Dhul-Bahante, Warsan-Gali Iyo Gadabuursi U Codayn Maayaan, Khiyaaliga Halaga Baxo Oo Gogoshaa Madaxweynaha Ha La Hirgaliyo”

Thursday, January 13, 2011 Comments off

Fu’aad Aadan Cadde
Laaska News January 13, 2010

Hargeysa,   – La Taliyaha Madaxwaynaha ee gobolada bariga Fu’aad Aadan Cadde ayaa markii ugu horaysay ka digay in shacbiga reer Somaliland la yidhaa sida Koonfurta Suudaan ha u codeeyaan go’itaan, waxaanu ka dhawaajiyey in ay taasi keenayso inay Read more…

Dagaaladii Ka Socday Kalshaale oo U Soo Diga Rogtay Boorama.

Friday, December 24, 2010 1 comment

Laaska News December 23,2010

Boorama (Harowo) – Rabshado iyo qalalaase lagu waxyeelaynayo arday iyo dad kale oo ka soo jeeda beelaha Harti Waqooyi, ayaa maalmahanba ka socday magaalada Boorama. Dadka dagaaladan wada ayaa sida la Read more…

Xiisadii Ceelberdaale oo furantay & Qasaaraha Weerar Gaadmo ah……

Monday, December 13, 2010 Comments off

Laaska News December 13,2010.

(Dila-Gabiley) Wararka laga helayo deegaanada Galbeedka ee u dhaxeeya Gabiley iyo Dila ayaa sheegaya in galinkii dambe ee habeen hore uu dhacay weerar gaadmo ah oo lagu qaaday ama lagu miray Qoys daganaa deegaanka Read more…

Buuq Ka Dhashay Shaqo Laga Waday Il Biyo Ah Bartama Magaalada Boorama

Monday, November 29, 2010 Comments off

Laaska News-Borama.

Read more…