Archive

Posts Tagged ‘baaq’

Somalia:Ra’iisul Wasaaraha oo umaddaha Muslimiinta farxada ciidul Fitriga Awgeed hambalyo u diraya

Tuesday, August 30, 2011 Comments off

Laaska News  August 30,2011                           WARKA TFG da
Baaq ku wajahan Shacabka Soomaaliyeed

Muqdisho, Talaado, August 29, 2011—–Ra’iisul Wasaaraha Xukuumada Federaalka KMG ah ee Soomaaliyeed Mudane Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa caawa ummaddaha Muslimiinta Caalamka iyo shacabka Soomaaliyeed hawada u marinaya dhambaal ku aadan hambalyada farxada Ciida Soonfureed (Ciidul Fitr).

Baaq ku wajahan Shacabka Soomaaliyeed Read more…

Somalia:Golaha Wasiirrada oo baaq u diray shacabka – War Saxaafadeed

Tuesday, April 19, 2011 Comments off

Laaska News April 19,2011

(Muqdisho – Talaado, 19 April 2011)—–Shir ay maanta Golaha Wasiiradu yeesheen oo uu shir-guddoominayey Ra’iisul Wasaaraha Somalia Mudane Mohamed Abdullahi Mohamed ayaa waxaa looga hadlay arrimo dhowr ah oo ay ka mid yihiin Read more…