Archive

Posts Tagged ‘Baled Weyne’

Somalia:Socdaalka Wafdiga Ra’isulwasaaraha Ee Baledweyne – SAWIRRO

Saturday, January 7, 2012 Comments off

Wafdi uu hogaaminayay R/wasaare Prof. Cabdiwali oo socdaal kutagay magaalo madaxda Gobolka Hiiraan ee Baledweyne 6/1/2012.

Read more…

Somalia:Wafdi Uu Hogaaminayay R/Wasaare Prof. Cabdiwali Oo Maanta Soo Indho-indheeyay Baledweyne

Friday, January 6, 2012 Comments off

Waxaa lagu soo waramayaa in  R/Wasaaraha Soomaaliya Prof. Cabdiwali  oo hogaaminayay wafdi ballaaran oo isugu jiray Wasiiro,Xildhibaano,Taliyayaal ciidan iyo saraakiil kale ay maanta socdaal  hawada ah  ku tageen magaalada Baledweyne ee caasimadda Gobolka Hiiraan,kadibna ay kasoo noqdeen. Read more…

Somalia:Baladweyne Oo Kudhacday Gacanta Huwanta

Saturday, December 31, 2011 Comments off

Laaska news Dec. 31, 2011
Waxaa lagu soo waramaya in ciidamo huwan ah oo isugu jira Ciidamo Itoobiyaan ah iyo kuwo Soomaali ah ay maanta barqadii la wareegeen magaalada Baled Weyne. Read more…

R/wasaare Farmaajo oo ka hadlay dagaalada + Waraysi VOA – DHAGEYSO

Wednesday, February 23, 2011 Comments off

Laaska News Wednesday, 23 February 2011 
Muqdisho (RM) –R/wasaaraha Soomaaliya ayaa maanta ka hadlay horumarka ay ciidamada Dowladu ka gaareen dagaalada ka socday Muqdisho, Gobolada Hiiraan, Gedo iyo Bakool. Read more…

Dagaalo ka dhacay Duleedka Baladweyne oo sababay Khasaare Dhimasho iyo Dhaawac

Monday, October 18, 2010 Comments off

Laaska News  October 18,2010

Wararka laga helayo Magalaada Baladwyne ayaa sheegaya in saaka abaara 7.00 da subaxnimo uu dagaal ka dhacay Ceel Gaal,wuxuuna ku fiday buuraha kulaalaya Baladweyne,Waxaana warar ku sheegayaan in dagaalku u dhaxeeyo Ciidamada Dawladda iyo Maleeshiyaad raacsan iyo Alshabaab,Waxaana goob joogayaal meelo u dhaw ay sheegeen in ay jirto dhimasho ilaa dhawr iyo toban ah,waxaa kaloo jira dhaawac.20 +.

Waxaana nin magaciisa gaabsaday oo u waramay Idaacadda voa Somali in dagaal ba’an ka socdo Garoonka Diyaaradaha.

Waxaa kaloo lagu waramayo inuu jiro dhaqdhaqaaq ciidamada Xabashida aagga Kalabaydh.

Laaska News

Tags: