Archive

Posts Tagged ‘Baledweyne’

Somali News – “Floods in Baladweyne” Roobab,Daad Iyo Wabiga Oo Ku Fatahay,Dhimasho,Codsi Gurmad Deg Deg Ah

Saturday, September 29, 2012 Comments off

Laaska News Sept. 29, 2012

Waxaa lagu soo waramayaa in roobab xoog leh oo ka da’ay magaalada baladweyne iyo nawaaxigiisa ay waxyeelo kasoo gaadhay dadkii, guryahoodii iyo hantidii ay haysteen intaba ,waxaana la sheegay in dadka qaarkood ay u baxeen dhulka joogga sare leh iyo buuralayda, waxaana lagu soo waramayaa in dad toboneeyo ah ay wax yeelo kasoo gaadhay oo ay halkaa ay ku geeriyoodeen. Read more…

Advertisements

Dagaal Ka Dhacay Baladweyne

Saturday, February 11, 2012 Comments off

Laaska News Feb. 11, 2012

Waxaa lagu soo waramayaa in uu dagaal ka dhacay ama kasocdo Magaalada Baledweyne,gaar ahaan xaafadda Hawlwadaag ee galbeedka magaalada ah,dagaalkaasina uu u dhaxeeyo maleeshiyaad deegaanka ah iyo ciidamada dooxada shabeelle,sida ay sheegtay laanta soomaaliga ee Idaacadda codka maraykanka,VOA. Read more…

Somalia:Qarax Ka Dhacay Baledweyne Oo Qasaare Geystay

Tuesday, January 24, 2012 Comments off

Waxaa lagu soo waramayaa in qarax weyn uu ka dhacay saaka magaalada Baledweyne ee Gobolka Hiiraan uuna geystay qasaare dhimasho iyo dhaawac iyo burbur. Read more…

U gargaar wiilkaan dhibaateysan (Please help Somali albino boy suffered from a head tumor)

Tuesday, January 11, 2011 Comments off

Laaska News January 11,2011.
Please help

 

. 

Somali albino boy suffered from a head tumor.
Abdiqeys Abdirahman,Somali,13.
His Mother:Aloon Mahdi Arab.
 C/o  Tel:00252615443402
 Baledwein,Somalia. Read more…