Archive

Posts Tagged ‘Banaan bax lagu taageerayo Dr. Farmajo’

Banaanbax Lagu taageerayo Murashax Farmaajo Oo Ka Dhacay Muqdisho (Sept. 9, 2012) – SAWIRRO

Monday, September 10, 2012 Comments off

Laaska News  Sept. 10,  2012

(Somali presidential Election  2012)

Banaanbax ka dhacay caasimadda Soomaaliya ee Muqdisho Sept. 9, 2012 oo lagu taageerayo murashax Maxamed Cabdillaahi Maxamed ( Farmajo) oo u taagan xilka Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya.

Read more…

Murashax Farmaajo Oo Lagu Taageeray Banaanbax Ka Dhacay Muqdisho Iyo Saadaasha Doorashada

Monday, September 10, 2012 Comments off

Muqdisho (Sept.9) -Banaanbax lagu taageerayo murashax Maxamed Cabdillaahi Maxamed Farmaajo ayaa maanta ka dhacay magaalada Muqdisho ee caasimadda soomaaliya oo hadda noqotay magaalo ay shacabka ku nooli ay si weyn u muujiyaan dareenka ay qabaan.

Photo:RM.

Read more…

Somalia:Dibadbax xukuumadda lagu tageerayo oo Kampala ka dhacay

Wednesday, June 15, 2011 Comments off

Laaska News  June 15,2011
Isku soo baxani oo ay ka dhacay xarunta jaaliyadda Soomaalida ah ee wadanka Uganda gaar ahaan xaafadda Soomaalidu ay  u badan tahay ee Kisenyi ayaa waxaa ka soo qeyb galay boqolaal Read more…

Somalia:Dibadbaxyo lagu diidan yahay iscasilaadda R/wasaare Farmaajo oo ka dhacay Bakool

Sunday, June 12, 2011 Comments off

Laaska News  June 12,2011

Dibadbaxyo lagu taageerayay go’aankii ka soo baxay kulankii golaha Wasiirada ee shalay loogana soo horjeeday heshiiskii Kambala ayaa maanta ka dhacay degmooyin ka tirsan Gobolka Bakool. Read more…

Somalia:Sawirada Banaanbaxa Muqdisho 10 ka Juun ee lagu diidan yahay Go’aanada Shirka Kampala

Sunday, June 12, 2011 Comments off

Laaska News  June 12,2011

 
Wadada ka timaado sayidka oo mudaharaadayaasha dab ku shiday

Read more…

Italy:Banaanbax ka dhacay Taliyaaniga.SAWIRRO

Sunday, June 12, 2011 Comments off

Laaska News  June 12,2011

Dibadbax ballaaran oo ay soo qaban qaabisay jaaliyadda Soomaaliyeed ee ku nool magaalaa Torino ee dalka Taliyaaniga islamrkaana lagu taageeray go’aankii ka soobaxay golaha wasiirda ayaa lagu qabtay magaaalada Read more…

Somalia:Qaar ka mid ah Sawirrada mudaharaadyada Muqdisho

Thursday, June 9, 2011 Comments off

Laaska News  June 9,2011
Qaar ka mid ah Sawirrada mudaharaadyada Muqdisho

Read more…