Archive

Posts Tagged ‘Banaanbax’

Soomaaliya – Haweenka Oo Socod Ku Maray Muqdisho,”Taageerid Natiijada Shirka Garowe & Maalinta Socdaalka 3000 ee Haweenka Soomaaliyeed” + SAWIRRO

Friday, January 6, 2012 Comments off

Laaska News                                                         Warka TFG da.

Muqdisho, January 5, 2012———Kumanaan ka mid ah haween Soomaaliyeed gobolka Banaadir ayaa maanta isugu soo baxay socod dheerna ku maray wadada u dhaxeysa Taaladii SYL iyo Xaawo taako kuwaasoo maamuus u sameynayay maalin ay ugu magac dareen  maalinta socdaalka saddexda kun ee haweenka Soomaaliyeed.

Read more…

Advertisements

Somalia:Banaanbaxa Maanta Ay Dadka Reer Muqdisho Ka Dhigeen Garoonka Koonis Stadium – SAWIRRO,Q.2aad

Sunday, October 9, 2011 Comments off

Laaska News Oct. 9,2011                      Q 1aad

 

Read more…

Somalia:Madaxweynaha & R/Wasaaraha Jamhuuriyadda oo ka qeybgalay Banaanbax ay dadka reer Muqdisho ku muujinayeen Dareenkooda ku aadan Qaraxii Hargaha iyo Saamaha – SAWIRRO

Sunday, October 9, 2011 Comments off

Laaska News Oct. 9,2011 

Read more…

Somalia:Madaxweyne Shariif & R/Wasaare Cabdiwali Oo Khudbado Ka Jeediyey Banaanbax Maanta Ka Dhacay Muqdisho – DHAGEYSO

Sunday, October 9, 2011 Comments off

Laaska News Oct. 9,2011

 Muqdisho,Somalia – Madaxweynaha Jamhuuriyadda Soomaaliya Mudane Shiikh Shariif ayaa maanta khudbad ka jeediyay Garoonka Istaadiyo Koonis,halkaas oo ay ku sugnaayeen dibad baxayaal reer Muqdisho ah oo 

Read more…

Djibouti:Banaanbax lagu taageerayo Madaxweynaha Jabuuti oo Jabuuti ka dhacay

Saturday, December 25, 2010 Comments off

Laaska News December 25,2010.

DJibouti (RM)Bannaanbax ballaaran oo lagu taageerayo madaxweynaha Jamhuuriyadda Jabuuti oo ay ka qeyb galeen madaxda dalkaasi ayaa maanta ka dhacaymagaalada Jabuuti ee caasimadda dalka Jabuuti.

Kumanaan dadweyne ah oo isugu baxay magaalada Jabuuti ayaa dalbanayay in madaxweyne Ismaaciil Cumar Geelle uu Read more…