Archive

Posts Tagged ‘Barfisco’

Baargaal – Wasiirka Beeraha ee Dawladda Puntland oo maanta booqday dhismaha Shirkada BARFISCO ( Sawirro )

Wednesday, March 9, 2011 Comments off

Laaska News Wed, March 9, 2011.

Baargaal (Laaska News) ENG Maxamuud Saalax  Wasiirka Beeraha  iyo Waraabka  ee Dawlada Puntland oo Ka qaybgalaaya Shirka Wadatashiga Nabada iyo horumarinta Beelaha Calbari ee Ka dhacaaya Magaalada Baargaal ayaa manta booqashadiisii ugu horeysay ku tegay Read more…

Baargaal:Shir Sanadeed Looga Warbixinaayo Baraf dhaliyaha FAO oo Ka dhacay Degmada Baargaal

Thursday, February 24, 2011 Comments off
Laaska News Feberuary 24,2011
Baargaal (Laaska News)-Waxaa Xarunta Shirkada Kaluunka & korontada Baargaal Lagu Qabtay  Shir Sanadeed looga warbixinaayo Waxqabadka Barafdhaliyaha Barafka Xashka ee Hay’ada FAO Ka hirgalisay Degmada Baargaal. Read more…