Archive

Posts Tagged ‘Bari’

Baargaal:Beelaha Calbari & Laaso Surad oo Maalintii Sedexaad Shir Uga Socdo Baargaal + SAWIRRO

Saturday, March 12, 2011 Comments off

Laaska News March 12,2011.

Baargaal (Laaska News) – Waxaa Maalintii Sedexaad Galay Shirwayniha Guud ee Watatashiga,nabada iyo Horumarinta Beelaha Calbari & Laaso Surad , ee ka socda Degmada Read more…

Baargaal:Shir Sanadeed Looga Warbixinaayo Baraf dhaliyaha FAO oo Ka dhacay Degmada Baargaal

Thursday, February 24, 2011 Comments off
Laaska News Feberuary 24,2011
Baargaal (Laaska News)-Waxaa Xarunta Shirkada Kaluunka & korontada Baargaal Lagu Qabtay  Shir Sanadeed looga warbixinaayo Waxqabadka Barafdhaliyaha Barafka Xashka ee Hay’ada FAO Ka hirgalisay Degmada Baargaal. Read more…

Sudan:Warbixin ku saabsan Aftida ka bilaabatay K/Sudan

Sunday, January 9, 2011 Comments off

Laaska Newes Sunday, 09 January 2011 

 
Muqdisho (RM) Maanta oo ay taariikhdu tahay 09.11.2011, koofurta Suudaan waxaa ka bilowday Afti loo qaadayo in ay ka mid ahaadaan Dalweynaha Suudaan ama ay noqdaan dal ka madax banaan oo gooni u istaaga. Read more…

Bari oo usoobaxday Final iyo J/Hoose oo socotay

Wednesday, December 29, 2010 Comments off

Laaska News December 29,2010

Garowe(Laaska News) cayaartii galabta ayaa waxaa ku soo baxay Gobolka Bari oo kaga adkaatay 3:1 J/Hoose.

Bari   VS J/Hoose
3        :   1

Waxaana haddii alla idmo jimcaha wada cayaari doonaan
Read more…

Cayaartii Bari & Bay- Daawasho Wacan VIDEO

Tuesday, December 28, 2010 Comments off

Laaska News December 28,2010.
Cayaartii Bari VS  Bay ee Cayaaraha Gobolada Kasocda Mire Aware Stadium-Garowe. Read more…