Archive

Posts Tagged ‘Bay’

Somalia – Degmooyin Cusub Oo J/Hoose Iyo Bay Loo Magacaabay – Wareegto Madaxweyne

Monday, August 13, 2012 Comments off

Laaska News August 13, 2012

Muqdisho, Wareegto kasoo baxday Xafiiska Madaxweynaha Soomaaliya Md.Sheekh Shariif Sheekh Axmed ayaa lagu sheegay  in laba deegaan oo ka kala tirsan Gobolada J/Hoose iyo Bay laga dhigay Degmooyin sida laga helay Wasaaradda Arrimaha Gudaha. Read more…

Xildhibaano Kasoo Jeeda Bay Iyo Bakool Oo Kasoo Horjeestay Xil Kaqaadista Wasiirka Beeraha

Saturday, March 31, 2012 Comments off

Muqdisho -Waxaa dhawaan xilka laga qaaday Wasiirkii Beeraha iyo Xanaanada Xoolaha sida lagu sheegay wareegto kasoo baxday xafiiska Madaxweynaha Jamhuuriyadda Soomaaliya,laguna baahiyay warbaahinta qaranka. Read more…

Somalia:WHO labels high risk of disease outbreaks in Horn of Africa

Wednesday, August 10, 2011 Comments off

Laaska News  August 10,2011
GENEVA, Aug. 9 (Xinhua) — There was a high risk of disease outbreaks in the drought and famine afflicted Horn of Africa (HOA), due to poor access to portable Read more…

Cayaartii Bari & Bay- Daawasho Wacan VIDEO

Tuesday, December 28, 2010 Comments off

Laaska News December 28,2010.
Cayaartii Bari VS  Bay ee Cayaaraha Gobolada Kasocda Mire Aware Stadium-Garowe. Read more…