Archive

Posts Tagged ‘Beenin’

Beenin iyo Cambaarayn warka ku soo baxay widhwidh online ee Cinwaankiisu yahay “Xaabsade ayaa ka fikirey xeelado cusub oo uu ku soo nooleeyo colaadii Cagaarre”.

Wednesday, February 23, 2011 Comments off

Laaska News Feberuary 23,2011

Beenin iyo Cambaarayn warka ku soo baxay widhwidh online ee  Cinwaankiisu yahay “Xaabsade ayaa ka fikirey xeelado cusub oo uu ku soo nooleeyo colaadii Cagaarre”. Read more…

Xafiiska Madaxweynaha oo beeniyay in Madaxweynahu uu kala dirayo Golaha Barlamaanka

Sunday, January 30, 2011 Comments off

Sunday, 30 January 2011 Laaska News

Ujeedo : Ka Jawaabid Qoraal Been Abuur ah.

Waxaa nasiib darro ah iyadoo xaaladda Soomaaliya ay mareyso meel aad u Read more…

Wasiirka Warfaafinta Somalia oo Beeniyay in la iibsaday Adeega Furaha Internetka ee Soomaaliya Dot So (.so)

Sunday, December 5, 2010 Comments off


Laaska News .December 05,2010
.

Muqdisho (RM) – Dowladda KMG ee Soomaaliya ayaa maanta faahfaahin ka bixisay Halka uu marayo dadaal lagu howl gelinayo Furaha Internet-ka   Dalka Soomaaliya ee Dot So (.so), oo ka mid ah astaamaha Isgaarsiineed ee uu leeyahay dalka kasta. Read more…