Archive

Posts Tagged ‘boosaaso’

R/Wasaaraha Soomaaliya Oo Socdaal Ku tagey Boosaaso

Wednesday, December 28, 2011 Comments off

Laaska news Dec. 28, 2011

Ra’isal Wasaaraha Soomaaliya Prof. Cabdiwali Maxamed Caligaas iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa tagay magaalada boosaaso ee Gobolka Bari ee Maamulka Puntland.
.

Ra’isal Wasaaraha oo socdaalkiisan ay ku waheliyaan wasiiro iyo xildhibaano katirsan xukuumadda TFG da iyo sidoo kale Read more…

Somalia:Meydadka Laba Askari oo la soo dhigay duleedka Boosaaso

Saturday, June 25, 2011 Comments off

Laaska News  June 25,2011

Meydadka Laba Askari oo ka tirsana Ciidamada Puntland ayaa maanta la soo dhigay inta u dhaxeeysa Boosaaso iyo deegaanka Carmo,  iyadoo Madaxa laga jaray.

Sida uu soo sheegay Wariyaheenna C/risaaq Maxamed Read more…

Somalia:Dableey dad ku dishay Boosaaso

Monday, June 20, 2011 Comments off

Laaska News  June 20,2011

Laba ruux ayaa ku geeriyootay Sadex kalena wey ku dhaawacmeen kadib markii koox kubeysan ay rasaan ku fureen goob maqaayad ah oo ku taala magaalada Boosaaso.Sida uu soo sheegay Wariyeheenna magaalada Gaalkacyo C/risaaq Maxameed Axmed, Dabley ayaa Read more…

Boosaaso:Nin toogasho lagu dilay maanta

Wednesday, February 9, 2011 Comments off

Feberuary 09,2011 Laaska News
Bosaso-wararka laga helayo magaalada Boosaaso ayaa sheegaya
in maanta barqadii ay dabley hubaysan oo aan haybtooda la garanayn toogasho ku dileen magaalada Boosaaso,agagaarka Hotel Read more…

Bosaso:Shil gaari oo ay dad ku dhinteen oo ka dhacay duleedka Boosaaso

Thursday, December 30, 2010 Comments off

Laaska News 30 December 2010

(Bosaso-RM)Shil gaari oo sababay dhimasho iyo dhaawac ayaa ka dhacay duleedka magaalada Boosaaso.

Read more…

Madaxa usareeyaHaya’da Qaxootiga (UNHCR) oo Booqday Magaalooyinka Gaalkacayo,Bosaso,iyo Hargeysa.

Saturday, December 4, 2010 Comments off

Laaska News www.laaska.wordpress.com Saturday December 04,2010.

Madaxa Hayada Qaxootiga (UNHCR) Mr. Antonio  oo hogaaminayay wafdi haya’diisa  iyo raxan warfidiyayaal caalami ah ayaa shalay iyo maanta booqasho ku kala baxiyay Magaalooyin Puntland iyo Read more…

Suldaan Ciise Xasan Cumar oo xalay Boosaaso lagu dilay-Isim!!!!!!!!!

Sunday, November 21, 2010 Comments off

 

Suldaan Ciise Xasan Cumar oo kamid ahaa Isimada Puntland ayaa xalay fiidkii lagu toogtay magaalada Boosaaso,Suldaanka (AUN) waxaa la dilay salaadii maqrib ka dib,eaxaana dilay dabley aan haybtooda la garanayn.

Ma jiraan ilaa hadda ci loo qabtay.

Haddaannu nahay Bahda Laaska News,waxaan cambaaraynaynaa Read more…

Horn Cable TV & Universal TV oo laga joojiyay Boosaaso.

Thursday, November 11, 2010 Comments off

Bosaso(Laaska News).

Wararka laga helayo Boosaaso ayaa sheegaya in laga joojiyay labada TV ee kala ah Horn cable TV iyo Universal TV,waxaana joojiyay Duqa magaalada Read more…

Agaasimihii Horseed Media oo saaka lasii daayay

Monday, November 8, 2010 Comments off

Boosaaso(Laaska News).

Waxaa saaka la soo daayay Agaasimihii Horseed Media Inj C/fitaax Jaamac Mire,soo dayntaas oo ku timid kadib markii uu Madaxweynaha Puntland Mr.Faroolr uu shalay sheegay in lacafiyay. Read more…