Archive

Posts Tagged ‘Building’

Somalia:Deegaanada ay Ciidamada Dawladda iyo kuwa AMISOM kula wareegeen Dagaalkii Shaley – SAWIRRO

Tuesday, October 11, 2011 Comments off

Laaska News Oct. 11,2011

Sarkaal Ka Tirsan Ciidammada Xoogga Dalka Soomaaliyeed Oo Warbaahinta Qaranka Kula Hadlaya Duleedka Qabuuraha Sheekh Cali Cabdulle ee duleedka Kaaraan

  Read more…

Somalia: Muuqaalka Muqdisho “Wadada Warshadaha iyo Nawaaxigeeda” – SAWIRRO

Wednesday, August 10, 2011 Comments off

Laaska News  August 10,2011

Wadada Warshadaha gaar ahaan albaabka hore ee Garaashka EVECO OO Ay Marayaan Saraakiil ka tirsan Dowladda

Read more…

Somalia:Ciidanka Xoogga Dalka oo Suuqa Bakaaraha ku wareejiyay Booliiska,Wasiiro,Saraakiil Ciidan & Muuqaalka – SAWIRRO

Wednesday, August 10, 2011 Comments off

Laaska News  August 10,2011
Muqdisho – Daawo Sawirrada Ciidanka Xooga dalka oo ku wareejinaya Suuqa Bakaaraha Boliiska Soomaaliyeed , Wasiiro indho-indhayn ku jira & muuqaalada Suuqa Bakaaraha.

(Bidix) Taliyaha Xoogga,Wasiirka Warfaafinta,Wasiirka Arrimaha Gudaha & Gen. Indho-Cade

Read more…

Somalia:DAAWO SAWIRRADA – Istaadiyo Muqdisho, Cali Kamiin iyo Jidka Soddonka – PHOTO

Tuesday, August 9, 2011 Comments off

Laaska News  August 9,2011
by Jayte
.

Halkan ka daawo sawirrada Istaadiyo Muqdisho iyo deegaannadii ku dhowaa sida Cali Kamiin, Ifka Xalane, iwm. Waxaad ka arkeysaa sida uu dhulku isbeddelay,daawasho wacan.

 

  Read more…

Somalia:DAAWO Sawirradda Suuqa bakaaraha – PHOTO

Saturday, August 6, 2011 Comments off

Laaska News  August 6,2011

WARIYEYAASHA-O-AY-HORKACAYAAL-MAAMULKA-WARIYEYAAL-KA-TIRSAN-RADIO-MUQDISHO-IYO-SNTV-OO-SAF-DHEER-KU-JIRASuuqa MubaarakGanacsato sii galaysa qaybo la mid ah Suuqa

Read more…

Baargaal – Mashaariic Horumarineed Oo La Dhagax Dhigay Degmada Baargaal – SAWIRRO

Tuesday, March 22, 2011 Comments off

Laaskja News March 22,2011.

Baargaal(Somalia) – Masuuliyiin Isugu jira Siyaasiyiin  , Aqoonyahano  , Qurbo Joog iyo Ganacsato u dhashay Degaanka raas Casayr  oo uu wehelinayo Gudoomiyaha Degmada Baargaal  Mudane Axmed Maxamuud yuusuf (Axmed Guray )ayaa waxay dhagax dhigeen  Read more…

Ceegaag:Xaflad lagu soo afmeeray qaybtii 2aad ee dhismaha Iskuulka Hoose/Dhexe ee Ceegaag Bari oo ka dhacday Ceegaag.

Thursday, February 17, 2011 Comments off

Laaska News Feberuary 17,2011

Please Support Egag Community to build  Egag Bari Boarding  School in Egag District, Somalia.

Ceegaag,(Feb.16)-Magaalda dhismeysa ee Ceegaag  ayaa si habsami ah uga socdaan mashaariicda horumarineed ee ay fulinayaan Ha’yadaha caalamiga iyo kuwa madaniga ah, Xaflad aad loo soo agaasimay oo lagusoo afmeeray Dhismo ku kordhin ay Ha’yada Caalamiga ah ee Somali Read more…

Guddiga masjidul jaamaca magaalada laascaanood oo ugu baaqay bulsho weynta musliimiintu Inay kaqyb qaataan dhismaha masjidul jaamaca qaybta labaad-Daawo Video

Tuesday, January 4, 2011 Comments off

Laaska News Jan,4,2011.
Lasanod,Somalia –-Guddiga masjidul jaamaca magaalada laascaanood oo ugu baaqay bulsho weynta musliimiintu Inay kaqyb qaataan dhismaha masjidul jaamaca qaybta labaad ee Kuyaal Magaalada Lasanod ,Somalia. Read more…

Madaxweyne Shariif oo Maanta furay Isbitaal

Friday, December 17, 2010 Comments off

Laaska News December 17,1010

.

Muqdisho(RM)Madaxweynaha Soomaaliya mudane Sh. Shariif  Sh. Axmed ayaa maanta salaaddii Jimichii  kaddib xarigga ka jaray  cisbitaaalka lagu magacaabo Medical Health Center  oo ku yaalla gudaha madaxtooyada oo dib u ballaarin xoogan lagu sameeyay. Read more…

Gaalkacyo:R/wasaare ku xigeenka oo dhagax dhigay Machadka xanaanada xoolaha Gaalkacyo, SAWIRRO

Tuesday, December 14, 2010 Comments off

Laaska News December 14,2010.

 

Galkacyo(RM)Ra’iisal Wasaare ku-xigeenka ahna Wasiirka Qorsheynta iyo Xiriirka Caalamiga Dowladda Federaalka KMG ah ee Soomaaliya Mudane Dr. Cabdiweli Maxamed Cali ayaa maanta dhagax dhigay Mashruuc aad u weyn oo laga hirgelinayo Magaalada Gaalkacyo ee xarunta Gobolka Mudug, gaar ahaana qeybta uu ka arimiyo maamul goboleedka Puntland. Read more…