Archive

Posts Tagged ‘Bura’o’

Burco:Dab qabsaday Kaalin shidaal oo Qasaare Geystey

Sunday, July 3, 2011 Comments off

Laaska News  July 3,2011
Burco – Wararka laga helayo magaalada burco ayaa sheegaya in uu dab qabsaday Kaalin shidaal oo ku taala bartamaha magaalada Burco,dabkaas oo Read more…

Advertisements

Afar Qof oo habeen hore lagu qabtay Burco

Sunday, January 16, 2011 Comments off

Laaska News January 16,2011
Wararka laga helayo magaalada Burco ayaa sheegaya in 4 qof ay ciidanka amnigu gacanta ku dhigeen. Read more…

Maygaagle:Garsoorayaashii oo dhageystay Dacwadii labada Beelood,Duugtii Dadkii ku dhintay Dagaalkii Kalshaale oo la bixiyay iyo Waraysi Garsoore Dhagayso

Monday, December 6, 2010 Comments off

Laaska News. December 06,2010.

Maygaagle(Ceegaag Online).Waraysiga Sh Cismaan Cali Xuseen(Dacwad)  Dhageyso.


Iyadoo Maalintii Labaad Madasha shirka Maygaagle ay ka socoto dacwadii ay halkaasi ka soo Jeedinayeen Beelaha ka soo kala Jeeda Buuhoodle iyo Bariga Burco ayaa dhagaysi dacwadaasi Maanta galinkii hore la soo Xidhay, Waxaana kadib Madasha shirka Maygaagle lagu bixiyey duugtii dadkii ku dhintay dagaalkii ka dhacay Baliga kalshaale oo tiradoodu gaadhayaan ugu yaraan 10 Ruuxi oo Dhimasho ah iyo todobo kale oo dhaawac ah. Read more…

Beelaha Buuhoodle & Bariga Burco oo laga Dhaariyay 50 xubnood oo Birimagaydo ah + SAWIRRO

Monday, November 29, 2010 Comments off

Laaska News-        “Warka Maygaagle ee Shirkii Shalay “.

Deegaanka Maygaagle oo Maanta Galinkii danbe uu ka furmaya Wajigii Labaad ee shirkii lagu Dhex Dhexaadinayey Beelaha ka soo kala Jeeda Deegaanka Buuhoodle iyo Bariga Burco oo Dhawaan Dagaalku dhexmaray Baliga kalshaale oo labada Beelood ku Muransan yihiin, Waxana Hoolka uu ka socdo shirkaasi Maanta Lagu Dhaariyey Xubnihii ay soo Xuleen Labada Beelood oo gaadhaya Qolo kasta 25 Xubood, oo loo kala dhaariyey Maanta. Read more…

Gudoomiyaha G.Togdheer oo shir jaraaid oo uu kaga waramaya Dagaaladii Buuhoodle ku qabtay Burco – VIDEO

Thursday, November 18, 2010 Comments off

Laaska News   Nov 18, 2010              Update

Fadlan Shirka Jaraa’id waxaad ka daawan kartaa cinwaanka hoose: Read more…