Archive

Posts Tagged ‘Buuhoodle’

Dagaalka Buuhoodle:Weerarkii Somaliland,Jilib Dhiggii Reer Buuhoodle,Qasaaraha

Friday, January 27, 2012 Comments off

Laaska News Jan 27, 2012

.
Wararka nagasoo gaaraya deegaanka Buuhoodle ayaa kusoo waramaya in ciidamada Soomaaliland ay weerarka soo qaadeen dagaalkii shalay dhacay iyagoo ku hubaysan tikniko fara badan,dadka deegaanka reer buuhoodlana ay jilibka u dhigeen ama guul ama geeri,halkaana uu ka dhacay sidaannu horay u sheegnay qasaare lixaadleh oo Read more…

Advertisements

Somalia:Dagaal ka dhacay Deegaanka Buuhoodle

Thursday, January 26, 2012 Comments off

Laaska News  Jan 26, 2012

Waxaa lagu soo waramayaa in dagaal ka dhacay galabta deegaan udhaw Buuhoodle.
.
Dagaalkan ayaa la sheegay inuu bilawday qiyaastii 3:oo dii galabnimo kadib markii ciidamada Soomaaliland ay weerar kusoo qaadeen aagga hore ee ay maalmahanba isku hor fadhiyeen ciidan beeleedka Reer Buuhoodle iyo Read more…

MAAMULKA KHAATUMO STATE LOOMA DHAMMA, Wuxuuna Banaanka Soo Dhigay Khilaaf Hore,KADARE

Saturday, January 21, 2012 Comments off

Waxaa iskasoo daba dhacaya oo soo baxaya  khilaaf siyaasadeed oo guun ah muddo dheerna jiray oo ka qarsoonaa da’ yarta una dhaxeeyey siyaasiyiinta kasoojeeda  Sool,Sanaag iyo Cayn. Read more…

Faarax Macalin Oo Socdaal Kutagey Hargeysa Kuna Baaqay in nabad iyo wadahadal lagu dhammeeyo Dagaalka Buuhoodle

Wednesday, January 18, 2012 Comments off


Guddoomiye kuxigeenka Baarlamaanka Kenya Faarax Macalin
ayaa socdaal kutagay Magaalada Hargeysa shalay oo bishu ahayd 17/1/2012. Read more…

BREAKING NEWS:Khaatumo State of Somalia

Monday, January 16, 2012 Comments off

New State of Somalia -“ Khaatumo State of Somalia” – (Sool,Sanag,Cayn)

Taleex,Jan.16-(Laaska News) Waxaa lagu soo waramayaa in shir Beeleedkii kasocday magaalada Taleex lagaga dhawaaqay magac uu yeelanayo maamul goboleedkii dhawaan lagu dhawaaqay ee deegaanada SSC. Read more…

Buuhoodle:Faahfaahin Weerarkii Ciidamada Somaliland Ku qaadeen Buuhoodle

Monday, January 16, 2012 Comments off

Weerarkii ciidamada soomaaliland ku qaadeen Buuhoodle ayaa lagu soo waramaya inuu ahaa weerar gaadmo ah oo sii qorshaysnaa ayna fududeeyeen ciidamo deegaanka ah oo maamulkaa ka tirsan, maalmo ka horna soo galay magaalada,sida laga helay dad wargaleen ah. Read more…

Buuhoodle:Somaliland Oo Weerar Ku Qaaday Buuhoodle

Sunday, January 15, 2012 Comments off

Wararka nasoo gaaraya ayaa ku waramaya in ciidamada somaliland ay saaka aroortii dagaal Ku qaadeen magaalada Buuhoodle,isla markaana ay gudaha ugaaleen,lagana saaray. Read more…

TALEEX:Maamul Goboleed Lagaga Dhawaaqay Shir Beeleedka Taleex

Wednesday, January 11, 2012 Comments off

“Tawraddan wixii sababay hoos ka akhri iyo waxa la gudboon Somaliland”

Shir Beeleed ka socda magaalada Taleex ee Gobolka Sool oo ay ka qayb galayaan waxgarad,cuqaal,garaado,aqoonyahanno,  siyaasiyiin, qurbajoog iyo wax garad kale oo ka kala yimid dalka gudihiisa iyo dibaddiisa ayaa la sheegay inay ergadii shirkaasi ay isla meel dhigeen in maamul Goboleed loo sameeyo deegaanada ay kasoo jeedaan ee Gobolada Sool,Sanaag iyo Cayn (Buuhoodle). Read more…

Widhwidh: Wafdi Wasiiro Somaliland ah oo ku sugan Widh Widh.

Saturday, May 21, 2011 Comments off

Laaska News  May 21,2011

Lasanod (Laaska News)Wafdi ka socda Somaliland oo uu hogaaminayo Wasiirka Xanaanada Xoolaha ,ayna  ka mid yihiin Maxamed Kaahin,Dhancade iyo  Xubno kale oo ka socda maamulka Siilaanyo ayaa kusugan magaalada Widh widh sida ay usheegeen Warbaahinta BBC da,iyagoo Read more…

Somalia:Laba Nin oo lagu dilay Magaalada Laascaanood – BEESHA

Wednesday, May 18, 2011 Comments off

Laaska News  May 17,2011

Lasanod (Laaska News) – Warka naga soo gaaraya magaalada Laascaanood ayaa sheegaya in galabta, maqribka hortiisii magaalada Laascaanood ay dabley Read more…