Archive

Posts Tagged ‘Cadaado’

Madaxweyne Shariif Oo Kormeer Kutagay Magaalada Cadaado Ee “Xaruunta Ximan Iyo Xeeb”

Tuesday, March 27, 2012 Comments off

Laaska News March 27,2012

Wararka laga helayo gobolada dhexe ee Soomaaliya ayaa kusoo waramaya in Madaxweynaha Jamhuuriyadda Soomaaliya Mudane Shiikh Shariif Shiikh Axmed iyo wafdi uu hogaaminayo ay maanta kormeer aan lasii shaacin  ku tageen magaalada Cadaado  ee uu ka arrimiyo Maamulka Ximan Read more…

Advertisements

Somalia:Dagaal Beeleed Ka Dhacay Koonfurta Mudug

Monday, August 29, 2011 Comments off

Laaska News  August 29,2011                 Warka TFG da
Wararka ka imaanaya koonfurta gobolka Mudug ee bartamaha Soomaaliya ayaa sheegaya in deegaanka Dhegtuur uu barqanimadii maanta ka dhacay dagaal Read more…

Somalia:Kulan nabadeed oo lagu qabtay Cadaado

Saturday, July 16, 2011 Comments off

Laaska News  July 16,2011
Kulan qayb ka ah dadaallada lagu nabadaynayo maleeshiyo Beeleed ku dagaalamay deegaanno ka tirsan koonfurta gobolka Mudug ayaa maanta ka furmay magaalada Cadaado ee gobolka Galgaduud. Read more…

Somalia:Warka Mudug -Beelihii dagaalamay oo ogolaaday xabbad joojin

Wednesday, July 13, 2011 Comments off

Laaska News  July 13,2011
Ugaasyo iyo waxgarad ka yimid degmooyin ka tirsan gobolka Galgaduud oo maanta kulan kula qaatay magaalada Gaalkacyo Qaybaha Bulshada gobolka Mudug iyo maamulka Galmudug ayaa sheegay inay ka aqbaleen xabad joojin la Read more…

Somalia Dagaalo ka dhacay Konfurta Mudug oo Keenay Dhimasho iyo Dhaawac

Sunday, July 3, 2011 Comments off

Laaska News  July 3,2011

Wararka laga helayo Mudug ayaa kusoo waramaya in dagaal dad badani ay ku dhinteen uu ka dhacay deegaan lagu magacaabo Dhagtuure ,layskuna adeegsaday gaadiidka dagaalka. Read more…

Somalia:Maamulka Ximan iyo Xeeb oo ku gacanseyray shirka Nairobi

Sunday, April 10, 2011 Comments off

Laaska News April 10,2011.

ximan & xeeb

Maamulka Ximan iyo Xeeb ayaa qaadacay ka qeybgalka shirka Q/Midoobay ay sheegtay in ay ku qabaneeyso magaalada Nairobi ee dalka Kenya, kadib kulan ay mas’uuliyiinta maamulkaasi ku yeesheen Degmada Cadaado ee Gobolka Galgaduud.

Cismaan Maxamed Cali oo ah la taliyaha Read more…

Odayaal u dhaqaaqay deegaanka Camaaro

Wednesday, March 16, 2011 Comments off

Laaska News. Wednesday, 16 March 2011

Odayaal iyo waxgarad ayaa ka amba baxay dagmada Cadaado ee gobalka Gal gaduud kuwaas oo ku sii jeeda deegaanno ay ku dagaalameen laba Maleeshiyo Beeleed oo ka soo kala jeeda Mudug iyo Gal gaduud. Read more…