Archive

Posts Tagged ‘Cagaare’

Beenin iyo Cambaarayn warka ku soo baxay widhwidh online ee Cinwaankiisu yahay “Xaabsade ayaa ka fikirey xeelado cusub oo uu ku soo nooleeyo colaadii Cagaarre”.

Wednesday, February 23, 2011 Comments off

Laaska News Feberuary 23,2011

Beenin iyo Cambaarayn warka ku soo baxay widhwidh online ee  Cinwaankiisu yahay “Xaabsade ayaa ka fikirey xeelado cusub oo uu ku soo nooleeyo colaadii Cagaarre”. Read more…

Wasiirka Warfaafinta Somaliland oo ka hadlay colaadii Kalshaale & Hagoogane – DHGEYSO

Tuesday, February 8, 2011 Comments off

Feberuary 08,2011 Laaska News.

Hargeysa – Wasiirka warfaafinta ee maamulka Somaliland oo markii ugu horeeyay ka hadlay colaada ka aloosan Baliyada Kalshaale iyo Maygaagle ee gobolka Caymeed Dhageyso Read more…

Amiir Maxamuud Yuusuf Ciise(Cumar Maxamuud) oo sheegay In Caqabad Soo Wajahdey Heshiiskii Cagaare

Thursday, January 20, 2011 Comments off

Laaska News January 20,2011.
Gaalkacyo (RBC Radio):- Amiir Maxamuud Yuusuf Ciise aya sheegay in caqabad weyn ay soo wajahdey heshiis dhowaantan la kala dhex dhigay beelo walaalo ah oo horey ugu diriray deegaanka Cagaare ee u dhaxeeya gobolada Read more…

Axmed Cabdi Xaabsade oo ka Hadlay Heshiis Nabadayn ah oo lagu soo Gabo gabeeyey Deegaanka Maygaagta,Waraysi ay la yeelatay Ceegaag.com DHAGEYSO

Tuesday, December 21, 2010 Comments off

Laaska News December 21.2010.

By Cali dhagjar(ceegaag).
Buuhoodle


(Megaaglaha Mudug, December 19,  2010 Ceegaag Online)
Odey Axmed Cabdi Xaabsade DHAGEYSO

Wararka Naga soo gaadhay Deegaanka Maygaagta oo u dhaxeeya Deegaanada kalabaydh iyo Burtinle ayaa ku soo Waramaya in Read more…

Shirkii Maygaag – Heshiis laga gaaray Xiisadii Deegaanka Cadaada, Cagaare ee Beelaha Bahararsame & Cumar Maxamuud

Monday, December 20, 2010 Comments off

Laaska News December 20,2010.

Lasanod(Laaska News),Waxaa dhawaan la soo gabagabeeyay shir nabadeed ka socday maygaag(Meygaagle) oo u dhaxaysa Qoriley iyo Burtinle,kuna taala deegaanka Soomaalida ee Ethiopia.
Shirkan ayaa waxaa maamulkooda lahaa Read more…

Shirkii Dhexdhexaadinta Labada Beelood ee Bahararsame iyo Cumar Maxamuud ee xiisaddii Cagaare oo shalay furmay iyo Beesha Reer Mahad oo laga sugayo Gogosha Nabadda

Wednesday, December 8, 2010 Comments off

Laaska News December 08,2010.

Meygaagle(Bookh).Waxaa ka furmay tuulada meygaagle  ee ah deegaanka dhul daaqsimeedka ah ay iska gaaraan xoolo dhaqatada kasoo jeeda Beelaha Bahararsame iyo Cumar Maxamuud ee ka soo kala jeeda Degmooyinka Kalabaydh(Lasanod),Burtinle iyo Degmada Bookh ee Kililka 5aad ee Itoobiya. Read more…

Shir Nabadeed ka Furmay Maygaag (Zone 5) ee Xiisaddii Cagaare.

Sunday, November 28, 2010 Comments off

Laaska News-Meygaag.

Meygaag.

Wararka laga helayo Tuulada Meygaag ee ka tirsan Maamulka Soomaalida ee Itoobiya ayaa sheegaya in uu ka furmay shir nabadayn ah oo ay ku wada hadlayaan Beelo walaalo ah,Daris iyo Daaqsin wadaag ah in muddo ah uu dhexmaray dagaalo goos goos ah ,oo soo noqnoqday,dhawr jeerna fashilmay nabadayn la gaaray. Read more…

Waraysi Garaad Jaamac Garaad Ismaaciil : Ergooyinka iyo Nabadaynta-Dhagayso

Sunday, November 28, 2010 Comments off

Laaska News

Shabakadda wararka Lasanod Online ayaa waraysi la yeelatay Garaad Jaamac Garaad Ismaaciil.

Waraysigaas oo uu qaaday Adan A.Shuuriye ayaa Garaadku kaga warbixiyay Xaaladda iyo Deegaanka SSC ,nabadaynta iyo kaalinta  Garaadka iyo Xiriirka Isimada uu la sameeyay,Ergooyin uu meelo badan u diray iyo Baaqyo uu ukala diray. Read more…

Deegaanka kurcad ee Qoriley oo lagu dilay Wiil 16 jir ah oo ka soo jeeda Qoriley:

Thursday, November 25, 2010 Comments off

Laaska News (Qoriley).November,25,2010.

Qoriley View Larger Map

Wararka naga soo gaaraya magaalada Qoriley ee ka tirsan Laascaanood ayaa waxay sheegayaan in habeen hore(maqriibkii meesha la yiraahdo Kurcad  ) la gu dilay Wiil 16 jir ah oo ka soo jeeda Qoriley(Fardoole Family),waqtigaas oo uu soo xaraynayay Geel. Read more…

Wasiirka Dekadaha Puntland Saciid Maxamed Raage oo Islaan Bashiir Islaan Cabdille Ku soo daayay hab dhaqameed isagoo muddo gacanta ugu jiray dad ka soo jeeda Jariiban iyo Garacad laguna sheegay Budhcad

Tuesday, October 12, 2010 Comments off

Laaska News (Bosaso)

Wasiirka Dekadaha Puntland Saciid Maxamed Raage ayaa shalay Duhurnimadii uu gacan galay kooxo dablay ah isa rasaasayn iyo jidgooyin aan waxba lays kula hadhin ka dib. Read more…