Archive

Posts Tagged ‘cambaarayn’

Somalia:Xildhibaano cambaareeyay wafdigii ka qeyb galay Shirka Kenya

Monday, April 18, 2011 Comments off

Laaska News April 18,2011

Mudanayaal ka tirsan Baarlamaanka oo maanta kulan ku yeeshay magaalada Muqdisho ayaa cambaareeyay xildhibaanadii ka qeyb galay shirkii dhawaan ay Qaramada Midoobay ku qabatay magaalada Nairobi ee dalka Kenya. Read more…

Puntland:Mudaharaadyo ka dhacay magaalooyinka Garowe iyo Gaalkacyo

Sunday, February 20, 2011 Comments off

Garowe(Laaska News) – Wararka naga soo gaaraya magaalada Garowe ee caasimadda Maamul Goboleedka Soomaaliyeed ee Puntland ayaa sheegaya in maanta uu halkaasi ka dhacay mudaharaad lagaga soo horjeedo kuna Read more…

Galdogob:Nabadoon Cambaareeyay hadalkii Faroole ee ahaa Wasiirada nama matalan

Wednesday, November 17, 2010 Comments off

Goldogob(Laaska News).

Wararka Naga soo gaaraya Magaalada Galdogob ayaa sheegaya in Nabadoon la yiraahdo Cali Salaad Cilmi oo kasoo jeeda Goldogob ayaa cambaareeyay hadalka kasoo yeeray Madaxweynaha Puntland Wasiirada cusub nama matalaan ee waxaa magacawday Sh.Shariif(Laba wasiir oo ka soo kala jeeda Goldogob iyo Buuhoodle nama matalaan),arritaas oo uu nabadoonku waraysi uu VOA siiyay ku sheegay in Wasiirada uu magacaabay Raysal Wasaaraha  ay shaqada Raysal Wasaaraha tahay,Faroolana ay shaqadiisa tahay Puntland. Read more…