Archive

Posts Tagged ‘car accident’

Saada Cali Oo Ka Baxday Isbitaalkii iyo Dhaawcii oo Mid Geeriyooday

Sunday, July 22, 2012 Comments off

Garowe, (Laaska News Jul.21) – Wararka Laga helayo magaalada Garowe ayaa kusoo waramaya in fanaanadda Saada Cali Warsame ay soo wanaagsanaanayso xaaladeeda caafimaad ayna galinkii hore ee maanta kabaxday Isbitaalka Garowe oo lagaga dawaynayay dhaawac kasoo gaadhay shil baabuur oo kadhacay  meel ka baxsan magaalada, galabnimadii shalay oo ay bishu ahayd  20 ka July 2012, shilkaas oo ay ku dhinteen laba qof oo midi uu ku dhintay goobta shilku ka dhacay, halka ka kalana uu habeenimadii ku geeriyooday Isbitaalka Garowe oo dhaawac ahaan lagu soo gaarsiiyay sida ay sheegeen mas,uuliyiinta caafimaadka oo warbaahinta la hadlay. Read more…

Advertisements

Fanaanad Qaran – Saada Cali Oo Shil Gaadhi Ku Dhaawacantay Wadada Gaalkacyo – Garowe

Saturday, July 21, 2012 Comments off

Laaska News July  21,  2012                 “Car Accident”

Garowe (July 20) Fanaanada caanka ah ee Saada Cali Warsame ayaa ku dhaawacantay shil baabuur halka uu qof ku dhintya shilkaa,laba kalana ay ku dhaawacmeen.Waxaana lagu soo waramayaa inay qabto dhaawac fudud,ayna ka jabtay gacan,qoortana wax ka qabto, ayna miyir qabto ayna hadlayso, sidoo kalena ay taahayso!. Read more…

Danjiraha Soomaaliya Ee Midawga Yurub Oo Shil Ku Dhaawacmay

Thursday, June 7, 2012 Comments off

Laaska News

Danjiraha Jamhuuriyadda Soomaaliya ee Midawga Yurub iyo Talyaaniga Amb. Nuur Xasan Xuseen (Ex.PM. Nuur Cadde) ayaa ku dhaawacmay shil gaari oo ka dhacay magaalada Brusseles xilli uu gudanayay waajibkiisa qaran,kuna sii jeeday kaqayb galka shir ay lahaayeen Danjirayaasha Wadamada Afrika ufadhiya Brusseles,habeenkii xalay 6,June. Read more…

Bosaso:Shil gaari oo ay dad ku dhinteen oo ka dhacay duleedka Boosaaso

Thursday, December 30, 2010 Comments off

Laaska News 30 December 2010

(Bosaso-RM)Shil gaari oo sababay dhimasho iyo dhaawac ayaa ka dhacay duleedka magaalada Boosaaso.

Read more…