Archive

Posts Tagged ‘Casho sharaf’

Madaxwyne Shariif Oo Afur Sharafeed u Sameeyay Haween Soomaaliyeed oo Gudaha Iyo Dibadda Kayimid

Sunday, July 29, 2012 Comments off

Laaska News  July 29,  2012

Muqdisho – Madaxweynaha Jamhuuriyadda Soomaaliya Md Sheekh Shariif Sh. Axmed oo ay waheliyaan Gabdhaha Koowaad ee dalka iyo Wasiirka Haweenka ee ayaa xarunta Madaxtooyada Soomaaliya   afur-sharafeed ugu sameeyay haween Soomaaliyeed oo isugu jira kuwo ka yimid gudaha iyo dibadda dalka.

.

Afur- Sharafeedkan oo uu madaxweyne Shariif ku sharfay gabdhaha Soomaaliyeed oo  la sameeyay  28/7/2012 ayaa Read more…

Somalia:R/wasaarihii Hore Farmaajo oo Casho sharaf loogu sameeyay London

Friday, July 1, 2011 Comments off

Laaska News  July 1,2011
Soomaalida ku nool magaalada London ee dalka Ingiriiska ayaa casho sharaf xalay u sameeyay R/wasaarihii hore ee Soomaaliya mudane Maxamed C/llaahi Maxamed “Farmaajo”.

Xildhibaan Ibraahin Xabeeb Nuur oo cashaadaas ka qeyb Read more…