Archive

Posts Tagged ‘cayaaraha’

Daawo Calankii Soomaaliya Oo Laga Saarayo London Olympic Games 2012 – VIDEO

Saturday, July 28, 2012 Comments off

Laaska News  July  28,  2012

 

Daawo Calanka Somalia oo la saarayo iyo heestii calanka  – Furitaankii Cayaaraha Olympics  2012 . Read more…

Calankii Somalia Oo Maraya Furitaankii Cayaaraha Olombiga 2012 Oo Lagu Dhuftay Muusikadii Astaanta U Ahayd Calanka

Saturday, July 28, 2012 Comments off

Laaska News  July  28,   2012

Cayaartooyda Soomaaliya uga qayb galaysa tartanka Olombiga London ee soo gaadhay xafladdii furitaanka ee calankii Soomaaliya ka dhex taagay caalamka waxay keeneen “Guul lama ilaawaan ah” , waxayna abuureen “qiiro wadaniyeed”.

Furitaankoo Cayaaraha,kooxdii Soomaaliya kasocotay oo maraysa fagaaraha ayaa lagu dhuftay muusikadii astaanta u ahayd calanka soomaaliya,waxay ahayd waqti qaali ah oo ay Soomaali badan oo caalamka ku kala nooli ay sugayeen bal inay mar arkaan cayaartooydii kasocotay Soomaaliya  oo  maraya fagaaraha iyo  calankii Soomaaliya. Read more…

Cayaarahii Olombiga 2012 Oo Ka Furmay London

Saturday, July 28, 2012 Comments off

Laaska News  July  28,2012

Photo: AFP

London – Cayaarahii adduunka ee Olombiga 2012 ayaa ka furmay magaalada London ee Ingiriiska,waxaana socota xafladda furitaanka. Read more…

Muqdisho – Qasaaraha Qarax Ka Dhacay Garoon Kubadeed Shalay Oo Kordhay

Tuesday, February 28, 2012 Comments off

Muqdisho – Waxaa lagu soo waramay in uu kordhay qasaaraha dhimasho ee uu keenay Qarax ka dhacay Muqdisho 27/2/2012 ,waxaana la sheegay in halkii markii hore dhimashadu ay ka ahayd 2 ay hadda gaartay 5 qof kadib Read more…

Somalia:Wiilasha iyo gabdhaha Kubadda Kolayga Muqdisho oo laga badiyay

Tuesday, April 19, 2011 Comments off

Laaska News April 19,2011

Nairobi – Ciyaar kubadda kolayga ah oo dhex martay kooxaha gabdhaha Banaadir city iyo Sellect oo Muqdisho iyo Narobi ka kala socday ayaa waxa ay ka dhacday garoonka Nyanya Stadium ee magaalada Nairobi. Read more…

Muqdisho:Ciyaartoyda Gobolka Banaadir oo madaxi ku soo dhaweysay Muqdisho, SAWIRRO

Saturday, January 1, 2011 Comments off

Laaska News January 1,2010
Muqdisho(RM)-Ciyaartoydii Gobolka Banaadir ee ku soo guuleystay koobka 18aad ee Gobollada ee lagu soo gabagabeeyay Magaalada Garowe ayaa maanta lagu soo dhaweeyay Magaalada Muqdisho.

Read more…