Archive

Posts Tagged ‘Ceegaag’

Ceegag:Shir lagu sugayo amaanka, laguna adkaynayo nabadgalyada Ceegaag iyo nawaaxigeeda oo ka soconaya Magaalda Dhismaysa ee Ceegaag

Thursday, February 17, 2011 Comments off

Laaska News Feberuary 17,2011

Wararka nagasoo gaadhaya magaalada Ceegaag ayaa sheegaya in uu hada wali ka soconayo shir lagaga arinsanaya arimaha Nabadgalyada ee magaalada Ceegaag. Shirkan ayaa guud ahaanba lagaga hadlayaa sidii loo sii adkayn lahaa nabadgalya baahsan ee ay ku Haashaarmayaan dadwaynaha reer Ceegaag iyo kuwa ku nool Nawaaxigooda. Read more…

Ceegaag:Xaflad lagu soo afmeeray qaybtii 2aad ee dhismaha Iskuulka Hoose/Dhexe ee Ceegaag Bari oo ka dhacday Ceegaag.

Thursday, February 17, 2011 Comments off

Laaska News Feberuary 17,2011

Please Support Egag Community to build  Egag Bari Boarding  School in Egag District, Somalia.

Ceegaag,(Feb.16)-Magaalda dhismeysa ee Ceegaag  ayaa si habsami ah uga socdaan mashaariicda horumarineed ee ay fulinayaan Ha’yadaha caalamiga iyo kuwa madaniga ah, Xaflad aad loo soo agaasimay oo lagusoo afmeeray Dhismo ku kordhin ay Ha’yada Caalamiga ah ee Somali Read more…

Ceegaag:Waxgaradka Degmada Ceegaag oo ka Hadlay Abaarta biyo la’aanta iyo Xaalufka ka jira Degmada Ceegaag ; BAAQA LASOCO/DHAGEYSO

Wednesday, February 2, 2011 Comments off
Faberuary 2,2011 Laaska News.

BAAQ                      FROM                        CEEGAAG

‘Mandaqadan Dadka qaar Colaad bay wadaan, anagu nabadgalyo ayaanu wadnaa hadaanu nahay reer Ceegaag’ Read more…

Degmada Ceegaag iyo Nawaaxigeeda:Biyo la’aan baahsan iyo xaaluf ka taagan,Gudoomiyaha Degmada ayaa ugu baaqay ha’yada samafalka ……….+MAP….

Wednesday, January 12, 2011 Comments off

Laaska News January 12,2011.
By Cali dhagjar (Ceegaag Online)

.

 .

 

.

Ceegaag,Wararka naga soo gaadhay Degmada Ceegaag iyo Nawaaxigeeda ayaa ku soo Waramaya in degmadaasi Ceegaag haatan ay soo food saartay biyo la’aan saamayn ku yeelatay guud ahaanba degmada Ceegaag iyo tuulooyinka kale oo

Read more…

Baliga Ceegaag oo lagu bilaabay Qodid Dibuhabayn ah

Saturday, December 11, 2010 Comments off

Laaska News (Ceegaag Online).

Waxaa wiigii tagay laga bilaabay magaalada Dismasa ee Ceegaag qodid lagu qaabaynayo baliga Ceegaag oo isagu ahaa haatan ka hor mid dabiici ah. Habayntan ayaa waxaa fulinaya Aqoonyahano ka soo jeeda deegaanka Caymeed iyaga oo la kaashanaya haayadaha caalamiga ah.

Read more…