Archive

Posts Tagged ‘ceerigaabo’

MAAMULKA KHAATUMO STATE LOOMA DHAMMA, Wuxuuna Banaanka Soo Dhigay Khilaaf Hore,KADARE

Saturday, January 21, 2012 Comments off

Waxaa iskasoo daba dhacaya oo soo baxaya  khilaaf siyaasadeed oo guun ah muddo dheerna jiray oo ka qarsoonaa da’ yarta una dhaxeeyey siyaasiyiinta kasoojeeda  Sool,Sanaag iyo Cayn. Read more…

Advertisements

Shirka Taleex “Khaatumo” Oo Ku Dhuwaaqay Magacyada Gole Madaxtooyo “Madaweynayaal” iyo Gole Wasiiro

Thursday, January 19, 2012 Comments off

Taleex – Wararka laga helayo shirkii Khaatumo ee kasocday magaalada taariikhiga ah ee Taleex oo dhawaan lagaga dhawaaqay maamul goboleed lagu magacaabo Khaatumo State of Somalia ayaa sheegaya in maanta halkaa lagu Read more…

BREAKING NEWS:Khaatumo State of Somalia

Monday, January 16, 2012 Comments off

New State of Somalia -“ Khaatumo State of Somalia” – (Sool,Sanag,Cayn)

Taleex,Jan.16-(Laaska News) Waxaa lagu soo waramayaa in shir Beeleedkii kasocday magaalada Taleex lagaga dhawaaqay magac uu yeelanayo maamul goboleedkii dhawaan lagu dhawaaqay ee deegaanada SSC. Read more…

Ceerigaabo:Dagaal Sababay Dhimasho Saddex qof Ah, 11 Dhaawac

Monday, November 7, 2011 Comments off

Laaska News  Nov. 7 ,2011
“Weerarka oo la sheegay inuu ku wajahnaa Wasiirka Warfaafinta Axmed Cabdi Xaabsade iyo Taliyaha Ciidanka Asluubta Somaliland Maxamed Xuseen Abtiile “Xiirane”(Dhulbahante Ceerigaabo”

Ceerigaabo – Wararka laga helayo Magaalada Ceerigaabo ayaa ku waramaya in xiisad ay todobaadkan ka bilaabantay magaalada Ceerigaabo  kadib markii dhawaan la dilay taliyihii Saldhigga Fiqi fuliye (ka fiiri: halkan),kadibna uu kadhashay isku dhac laba beelood oo halkaa wada daga, kana soo kala jeeda Dhulbahante iyo Isaaq kadibna uu maamulka Somaliland uu usoo diray wafdi ay ku jiraan Mas’uuliyiin kasoo kala jeeda labada Beelood. Read more…

Ceerigaabo:Shiine Yaasiin Xiin-finiin,Taliyihii Saldhigga Fiqi-Fuliye oo ladilay iyo iskudhac ka dhacay Ceerigaabo

Wednesday, November 2, 2011 Comments off

Laaska News  Nov. 2 ,2011
Wararka ay warbaahintu ka helayso Ceerigaabo ayaa kusoo waramaya  in Caawa la dilay Taliyihii Saldhigga Booliska ee Degmada Fiqi- Fuliye oo Ceerigaabo kaga beegan dhanka Koonfureed. Read more…

Ceerigaabo:Axmed Siilaanyo oo Socdaal ku tagey Sanaag

Tuesday, October 11, 2011 Comments off

Laaska News Oct. 11,2011

Ceerigaabo – Warka laga helayo magaalada Ceerigaabo ayaa ku soo waramaya in wafdi uu hogaaminayo Madaxweynaha Somaliland Axmed Maxamed Siilaanyo oo kasoo kicitimay magaalada Burco ee Gobolka Togdheer uu xalay soo gaaray magaalada Ceerigaabo ee xarunta Gobolka Sanaag. Read more…

Baargaal:Beelaha Calbari & Laaso Surad oo Maalintii Sedexaad Shir Uga Socdo Baargaal + SAWIRRO

Saturday, March 12, 2011 Comments off

Laaska News March 12,2011.

Baargaal (Laaska News) – Waxaa Maalintii Sedexaad Galay Shirwayniha Guud ee Watatashiga,nabada iyo Horumarinta Beelaha Calbari & Laaso Surad , ee ka socda Degmada Read more…

Col.Muuse Jaamac Dalaf (Somaliland)oo ka jawaabay waraysigii Madaxweyne Faroole uu siiyay BBC-da-Dhagayso

Saturday, November 6, 2010 Comments off

Ceerigaabo (Laaska News).

Col. Muuse Jaamac Dalaf oo ah Taliyaha Saldhigga 3aad ee Ciidamada Qaranka Soomaaliland ee  Gobolka Sanaag,ayaa ka jawaabay eedaymo uu u soo jeediyay Madaxweynaha Puntland Mr Faroole Read more…

Madaxweynaha Puntland:oo sheegay in lasoo afjaray Xoogagii Galgala,firxadkoodiina ay galeen Somaliland &eedeymo Saraakiil Sare oo Somaliland ah

Friday, November 5, 2010 Comments off

(Lasanod)Laaska News.

Madaxweynaha Puntland Faroole oo waraysi siiyay laanta soomaaliga  ee BBC da ayaa sheegay in kooxihii ka dagaalamayay Galgala (waa xoogagii kasoo horjeeday ee uu hogaaminayay Wadaadka la yiraahdo Sh.Atam)lasoo afjaray firxadkoodiina uu galay deegaanada ay gacanta ku hayso Somaliland,wuxuuna ka codsaday in Somaliland wax ka qabato.

Read more…