Archive

Posts Tagged ‘Ciidamo Caalami’

Somalia:Ingiriiska oo u ololaynaya in Soomaaliya loo soo diro ciidamo caalami ah

Tuesday, December 27, 2011 Comments off

Laaska news  Dec. 27, 2011
By SONNA.                   

Dawlada Ingiriiska ayaa maanta sheegtay  in ay dadaal ugu jirto sidii Soomaaliya loogu diri lahaa ciidamo nabad ilaalin ah oo suga ammaanka iyo xasiloonida dalka, kuwaasi oo ka imaanaya wadamada reer galbeedka. Read more…