Archive

Posts Tagged ‘Ciiddul Adxada’

Ciid Wanaagsan,Ciid Mubaarak: Akhristayaasha,Umadda Soomaaliyeed & Dhammaan Muslimiinta – Laaska News

Sunday, November 6, 2011 Comments off

Laaska News  Nov. 6 ,2011

 Ciid Wanaagsan,Ciid Mubarak , ku ciida farxad.

 

Bahda Laaska News waxay  akhristayaasha Laaska, umadda Soomaaliyeed iyo dhammaan umadda Muslimiinta ahba udirayaan hambalyo , munaasabadda “Ciiddul Adxada” awgeed meel kasta oo ay joogaanba. Read more…

Madaxweynaha Somaliland Mr.A.M.Siilaanyo oo ka hadlay Munaasabadda Ciidda

Tuesday, November 16, 2010 Comments off

Hargaysa (Laaska News).November 16,2010.

Madaxweynaha Somaliland Mudane Amed Maxamed Siilaanyo ayaa masaajidka 26ka Juun Badhtamaha Hargeysa ah kula tukaday  umadda Salaaddii Ciidda adxaa ee saaka.

Madaxweyne Siilaanyo ayaa waxaa ku wa heliyay tukashada Salaadda Ciidda Read more…

R/wasare Farmaajo oo munaasabadda Ciidda ugu hambalyeeyay Umadda Soomaaliyeed

Monday, November 15, 2010 Comments off

Fg:Waxay idiin tahay Fadeexad haddaad Suuraddii PM ka ku badasheen cinwaanka Raadiyaha!!

Warsaxaafadeed

 

Isniin, 15.11.2010——–Ra’iisal Wasaaraha Xukuumada Federaalka KMG ah ee Soomaaliya Mudane Maxamed Cadullaahi Maxamed (Farmaajo) ayaa munaasabadda Ciidul – Adxaa owgeed wuxuu hambalyo u dirayaa shacabiga Soomaaliyeed ee walaalaha ah iyo guud ahaan ummaddaha Islaamka oo dhan. Read more…