Archive

Posts Tagged ‘City of Wagga Wagga’

Dadkii Deganaa Magaalada Wagga Wagga ee Australia Oo Dhul Cid La’ Ah U hoyday

Tuesday, March 6, 2012 Comments off

Laaska News  Mar. 6, 2012
In kabadan 8 kun oo qof ayaa lagu amray inay ka baxaan guryahooda oo ku yaala magaalo ku taal waddanka Australia oo lagu magacaabo Woogo Woogo (Wagga Wagga),magaladaas oo baqdin looga qabo in wabi magaalada mara oo ku noqnoqda ama ku meeraysta oo lagu magacaabo Murrumbidgee River uu saacadaha inagoo soo socda uu biyo badan keeno,uuna soo jabiyo biyo xireeno iyo biyo celiyayaaal dhararkoodu yahay 11 m kadibna uu goosto karkaarada. Read more…