Archive

Posts Tagged ‘civilian deaths’

Somalia – Dad Rayad Ah Oo Ku Dhintay Rasaas La Sheegay Inay Laba Ciidan Iskurideen

Tuesday, September 25, 2012 Comments off

Laaska News  Sept. 25, 2012

Muqdisho -, Sept.24 -Israsaasayn dhexmartay Laba ciidan oo kawada tirsan ciidanka dawladda ayaa la sheegay inay ku dhinteen 4 qof, kuna dhaawacmeen 3 kale kadib markii ay rasaastaasi haleeshay mid kamid ah gaadiidka isaga dhex goosha caasimadda Soomaaliya ee Muqdisho iyo degmada Afgooye. Read more…

Dad Rayad Ah Oo La Shageeya in Ciidanka Kenya Ku Dileen Deegaanka Janaay Cabdalle Oo Kenya Ka Hadashay

Tuesday, September 25, 2012 Comments off

Laaska News  Sept. 25,  2012
Wararka ka imanaya deegaanada Koonfurta Soomaaliya ayaa ku soo waramaya in dad rayad ah oo xoolo dhaqato ah oo kusugnaa deegaanka lagu magacaabo Janaay Cabdalle oo ka tirsan Gobolka Jubada Hoose ay ciidamada kenya ee ka tirsan ciidamada huwanka ah ee dagaalka kaga jira aagga J/Hoose ay axaddii ( Sept. 23) ku dileen dad reer guuraa ah ama xoolo dhaqato ah oo la sheegay inay ahaayeen dad rayad ah oo aan hubaysnayn, qaar kalana ku dhaawacaeen, warkaas oo si xoog leh usoo baxay lagana sheegay warbaahinta. Read more…

Somalia:Hoosingow oo Cirka Laga Duqeeyay

Wednesday, December 21, 2011 Comments off

Laaska news  Dec. 21, 2011

Dad goob joogayaal ah ayaa warbaahinta usheegay in  diyaaradaha Kenya ay laba jeer  duqayn ugeysteen tuulada Hoosingow oo ka tirsan Gobolka Jubbada Hoose,duqayntaasi ay ku dhinteen 15 qof oo dad rayad ah  oo ay ku jiraan 2 dumar ah iyo 7 Caruur ah,kuna dhaawacmeen 22 qof oo kale. Read more…

Somalia:ICRC resumes food distribution in southern Somalia after air strike

Wednesday, November 2, 2011 Comments off

Laaska News  Nov. 2 ,2011
NAIROBI, Nov. 2 (Xinhua) — The International Committee of the Red Cross (ICRC) has resumed its distribution of food to over 6, 000 displaced people in a camp in Jilib district, southern Somalia after an airstrike killed at least five people and dozens others at a refugee camp, said a statement from the relief agency on Wednesday. Read more…