Archive

Posts Tagged ‘Dagaalada’

Madaxweyne Shariif Oo Kulan La Qaatay Taliyayaasha Ciidamada Dawladda Iyo Kuwa AMISOM

Saturday, April 7, 2012 Comments off

Laaska News

Muqdisho –  Apr.06 -Madaxweynaha Jamhuuriyadda Soomaaliya Mudane Sh. Shariif Sh. Axmed ayaa maanta kulan kula qaatay kulliyaddii hore Ciidamada ee “Jaalle Siyaad” Taliyayaasha Ciidamada Dawladda iyo kuwa AMISOM,sida lagu sheegay warbaahinta xukuumadda.

Read more…

Dagaal Ka Dhacay Baladweyne

Saturday, February 11, 2012 Comments off

Laaska News Feb. 11, 2012

Waxaa lagu soo waramayaa in uu dagaal ka dhacay ama kasocdo Magaalada Baledweyne,gaar ahaan xaafadda Hawlwadaag ee galbeedka magaalada ah,dagaalkaasina uu u dhaxeeyo maleeshiyaad deegaanka ah iyo ciidamada dooxada shabeelle,sida ay sheegtay laanta soomaaliga ee Idaacadda codka maraykanka,VOA. Read more…

Xaaladda Soomaalida Ku nool Yemen & Eedeyntii loo soo jeediyay oo laga Wareystay Qunsul Xuseen Xaaji – Wareysi

Sunday, September 25, 2011 Comments off

Laaska News  Sept. 25,2011

Iyadoo Maalmahan dambe ay  soo baxayeen eedeymo & warar sheegaya in dagaalada ka socda dalka yemen ay ka qayb qaadanayeen oo ay ku jiraan dad Read more…

Somalia – RADIO MUQDISHO OO SOO BANDHIGAYA SAWIRRADA WASAARADDA GAASHAANDHIGGA

Friday, March 11, 2011 Comments off

Laaska News. March 11,2011

Read more…

Dagaalo Kadhacay Deegaanka Guraceel.

Saturday, November 20, 2010 Comments off

Guraceel (Laaska News).Nov.20,2010.

Waxaa lagu soo waramayaa in dagaal culus ay ka dhaceen deegaano ka tirsan Guraceel oo ay ku dagaalameen xoogaga kala ah Ehlu sunna iyo Ashabaab. Read more…