Archive

Posts Tagged ‘Dagaalka Jubooyinka’

Dad Rayad Ah Oo La Shageeya in Ciidanka Kenya Ku Dileen Deegaanka Janaay Cabdalle Oo Kenya Ka Hadashay

Tuesday, September 25, 2012 Comments off

Laaska News  Sept. 25,  2012
Wararka ka imanaya deegaanada Koonfurta Soomaaliya ayaa ku soo waramaya in dad rayad ah oo xoolo dhaqato ah oo kusugnaa deegaanka lagu magacaabo Janaay Cabdalle oo ka tirsan Gobolka Jubada Hoose ay ciidamada kenya ee ka tirsan ciidamada huwanka ah ee dagaalka kaga jira aagga J/Hoose ay axaddii ( Sept. 23) ku dileen dad reer guuraa ah ama xoolo dhaqato ah oo la sheegay inay ahaayeen dad rayad ah oo aan hubaysnayn, qaar kalana ku dhaawacaeen, warkaas oo si xoog leh usoo baxay lagana sheegay warbaahinta. Read more…

Advertisements

Sooomaaliya – Ciidamada Oo La wareegay Magaalada Xudur Ee Gobolka Bakool

Thursday, March 22, 2012 Comments off

Muqdisho – Waxaa lagusoo waramayaa in ciidamada XDS oo ay taageerayaan kuwa Itoobiya ay la wareegeen Magaalada Xudur ee xaruunta Gobolka Bakool. Read more…

Somalia:Diyaarado Dagaal Oo Duqeeyay Buulo Xaaji,J/Hoose – Media

Thursday, January 19, 2012 Comments off

Wararka laga helayo Koonfurta Soomaaliya ayaa kusoo waramaya in Diyaarado Dagaal oo La sheegay inay leeyihiin Ciidamada Kenya ay shalay duqeeyeen tuulada Buulo xaaji oo qiyaastii 80 KM dhinaca Galbeed ka jirta magaalada Kismayo ee Gobolka J/Hoose sida lagu sheegay warbaahin kala duwan. Read more…

Somalia:Diyaarado Dagaal Oo Duqeeyay Jilib Oo La Sheegay inay Laayeen Caruur

Monday, January 16, 2012 Comments off

Wararka kasoobaxaya duqayn diyaaradeed oo ka dhacay magaalada Jilib 15/1/2012 ayaa ku waramaya in ay ku waxyeeloobeen duqayntaasi dad rayad ah oo waliba  caruur ubadan, ayna ku jiraan 5 qof oo isku qoys ah. Read more…

Somalia:Warka Dagaalada Koonfurta Soomaaliya

Thursday, January 5, 2012 Comments off

War ka kusaabsan dagaalada ka socda Koonfurta Soomaaliya gaar ahaan dagaalo ka dhacay Ceelcadde oo ka tirsan Gobolka Gedo,dagaalo ka dhacay meel udhaw Qooqaani ee Gobolka J/Hoose iyo qarax ka dhacay Baledweyne ayaa waxaa ka waramay wariye BBC da uga soo warama Muqdisho Mr. Dhoore sida laga sii daayay Idaacadda. Read more…

Somalia:Hoosingow oo Cirka Laga Duqeeyay

Wednesday, December 21, 2011 Comments off

Laaska news  Dec. 21, 2011

Dad goob joogayaal ah ayaa warbaahinta usheegay in  diyaaradaha Kenya ay laba jeer  duqayn ugeysteen tuulada Hoosingow oo ka tirsan Gobolka Jubbada Hoose,duqayntaasi ay ku dhinteen 15 qof oo dad rayad ah  oo ay ku jiraan 2 dumar ah iyo 7 Caruur ah,kuna dhaawacmeen 22 qof oo kale. Read more…

Somalia:Diyaarado lasheegay inay Duqeeyeen Deegaan katirsan Gedo

Tuesday, November 22, 2011 Comments off

Laaska news  Nov.22,2011

Waxaa warbaahinta qaarkeed laga sheegay in deegaan lagu magacaabo Yaaqle oo katirsan Gobolka Gedo ay duqeeyeen diyaarado saaka. Read more…