Archive

Posts Tagged ‘Dagaalka Soomaaliya’

Somalia -Ciidamada Huwanka Ah Oo Lawareegay Marka

Tuesday, August 28, 2012 Comments off

Laaskanews  August  28, 2012

Muqdisho – Aug.27- Waxaa lagu soo waramaya in ciidamada huwanka ah (TFG da & AMISOM) ay maanta la wareegeen gacan ku haynta magaalada xeebta ah ee Marka ee xaruunta u ah Gobolka Shabeelaha Hoose. Read more…

Advertisements

Baydhabo Oo Ku Dhacday Gacan

Wednesday, February 22, 2012 Comments off

Laaska News Feb. 22, 2012

Waxaa lagu soo waramayaa in magaalada Baydhabo ay Ciidamo huwan ah oo isugu jira Ciidamada XDS iyo kuwo Itoobiyaan ahi ay gudaha ugaleen magaalada Baydhabo (Baydhabo Janaay) iyadoon uusan kadhicin wax dagaal ah sidaana waxaa ku waramay warbaahin kala duwan oo isugu jira warbaahinta dalka iyo kuwa dibadda. Read more…

Somalia:Baladweyne Oo Kudhacday Gacanta Huwanta

Saturday, December 31, 2011 Comments off

Laaska news Dec. 31, 2011
Waxaa lagu soo waramaya in ciidamo huwan ah oo isugu jira Ciidamo Itoobiyaan ah iyo kuwo Soomaali ah ay maanta barqadii la wareegeen magaalada Baled Weyne. Read more…

Somalia: “dadka Dhoobleey ku sugan gurmad deg deg ah hala gaarsiiyo” – Wasiirka Arrimaha Gudaha

Monday, November 21, 2011 Comments off

Laaska news  Nov.21,2011                          Warka TFG da

Wasiirka arrimaha gudaha iyo amniga qaran Xukuumadda FDKMG Soomaaliya oo socdaal shaqo ku tagay degmada Dhoobleey ee gobolka Jubbada Hoose ayaa faahfaahin ka bixiyay howlgallada halkaasi ka socda isagoo dhanka kale ku baaqay in gargaarka bini’aadaannimo lala soo gaaro dadka ku tabaaleysan deegaannada uu gaaray. Read more…

Somalia: ” waan soo dhaweeneynaa cid walbo oo naga caawineysa la dagaallanka Shabaab” – Wasiirka Gaashaandhigga

Monday, November 21, 2011 Comments off

Laaska news  Nov.21,2011                      Warka TFG da                 
 
Wasiirka Gaashaandhigga   (Dhageyso)

Muqdisho – R/Wasaare ku xigeenka ahna wasiirka Gaashaandhigga Soomaaliya oo maanta dalka dib ugu soo laabtay ayaa sheegay in dowladda Soomaaliya ay soo dhaweyneyso cid walba oo gacan ku siineysa la dagaallanka kooxda Al-Shabaab haddii aysan ku xadgudbeynin qarannimada Soomaaliya Read more…

Somalia:Saraakiisha Dowladda Ee Jubooyinka Oo Faah Faahin Ka Bixiyey Duqeymihii Galabta Kismaayo Ka Dhacay

Monday, October 24, 2011 Comments off

Laaska News Oct. 24,2011            Warka TFG da

 Muqdisho,SomaliaWarbaahinta dawladda Soomaaliya oo ka hadashay dhacdada Kismaayo ayaa sidan uqornaa:

Saraakiisha hogaamineysa Ciidammada Qalabka Sida ee Howlgallada ka wada gobollada Jubooyinka ayaa faah faahin ka bixiyey duqeymihii gelinkii dambe ee maanta ay diyaarado dagaal u geysteen magaalada Kismaayo ee xarunta gobolka Jubada Hoose goobo ka tirsan. Read more…

Somalia:Diyaarado la sheegay inay Duqeeyeen Kismaayo

Sunday, October 23, 2011 Comments off

Laaska News Oct. 23,2011

 Wararka laga helayo Kismaayo iyo Koonfurta Soomaaliya  ee ay helayaan  warbaahin kala duwan ayaa kusoo waramaya  in galabta  diyaarado duqayn ugeysteen  Magaala Madaxda Gobolka J/Hoose ee Kismaayo,magaaladaas oo ay gacanta ku hayaan xarakada Al shabaab. Read more…

Somalia:Dagaalo Laga Soo Sheegey Deegaano ka tirsan J.Hoose

Thursday, October 13, 2011 Comments off

Laaska News Oct. 13,2011

Muqdisho – Wararka ay warbaahinta qaarkeed ay ka helayaan deegaano ka tirsan Gobolka J/Hoose ayaa ku soo waramaya in saaka  dagaalo culus ay ka dhaceen deegaano  lagu magacaabo Taarto,deegaankaas oo la sheegay inay Read more…