Archive

Posts Tagged ‘Dastuurka’

Muqdisho – Musharaxiin Isdaba Dhigay Dhaliil, Soojeedin Qodobo Iyo Spoilers Oo Aan Wali Lafahmin

Wednesday, July 4, 2012 Comments off

Laaska News  4 July 2012

In Loo Sinaado la kulanka Odayaasha & in Musharaxiintu Wakiilo Ku Yeeshaan Guddiga Farsamada”.

Muqdisho – Qaar kamid ah musharaxiinta u taagan madaxtinimada Soomaaliya oo gaadhaya 7 musharax ayaa maanta shir jaraa’id kuqabtay magaalada Muqdisho kana hadlay arrimo dhawr ah oo isugu jira soo jeedin,waxyaalo ay dhaliilsan yihiin, arrimo la xidhiidha doorashada iyo in loo sinaado xidhiidhka iyo la kulanka odayaasha dhaqanka,sidoo kale eaxay ka hadleen Musharaxiinta TFG da iyo gacan ku haynta hantida qaranka iyo ololaha doorashada. Read more…

Advertisements

Shirka Golaha Wasiirada Oo Qodobo Muhiim Ah Lagu Falanqeeyay – WARSAXAAFADEED

Friday, June 29, 2012 Comments off

 Warka TFG da

Muqdisho, Khamiis, June,18,2012—–Golaha Wasiirada Dowladda Soomaaliya ayaa maanta isugu yimid shirkoodii caadiga ahaa iyadoo shirkani uu guddoominayay Ku-Simaha Ra’iisul Wasaaraha Xukuumada Soomaaliya ahna Wasiirka Ganacsigga Cabdiwahaab Ugaas Xuseen Ugaas Khaliif, waxaana shirkan looga hadlay qodobo dhowr ah oo ay ugu Read more…

Somalia makes steps towards unitary government

Sunday, June 24, 2012 Comments off

by David Musyoka and Njoroge Kaburo

NAIROBI, June 22 (Xinhua) — Restoration of functioning elected government in Somalia came closer to reality on Friday when various factions signed a draft constitution that will be approved by a Constituent Assembly in July and form the basis of the new elected government when a new president is elected. Read more…

SOOMAALIYA OO QAADANEYSA DASTUUR CUSUB – WARSAXAAFADEED

Thursday, April 26, 2012 Comments off

Laaska News  Apr.26, 2012                         Warka TFG da (RM.Codka JS).

(Muqdisho, April 25, 2012) Maanta waa maalin taariikhi ah oo bilow u ah dhameytirka howlihii Dastuuriga ahaa ee Xukuumadda Soomaaliya hormuudka ka ahayd.

Wasaarada Arimaha Dastuurka iyo Dibu-heshiisiinta ayaa Read more…

Soomaali Wali Isma Baran Haddii Reer Guuraaga Oo Maqan Dastuur Layska Ansaxinayo!!!!!!!!

Wednesday, March 28, 2012 Comments off

Waxaa arrin la yaable ah dalka waxaa kajira xukuumad iyo Baarlamaan,shaqadii ay iyagu lahaayeen haddii ay tahay dal iyo dibad waxaa shaqadoodii ku haysta oo garab socda oo kagaba horreeya waddamo kale,hay’ado,iyo qaar maamulada kamid ah,kooxo iyo shakhsiyaad.
.
Sida la wada ogsoon yahay xukuumadda Soomaaliya waxaa la gu dhisay hab beeleed lagu magacaabay 4.5 ka. Read more…

Makula tahay in Beeli,Beel Dastuur Usamayn Karto?

Friday, February 17, 2012 Comments off

Laaska News  Feb. 17, 2012        INDHA FUR  Soomaaliyeey”

Sida la ogsoon yahay dalka Soomaaliyeed waxa ka taagan waa kalsooni darro ay keentay colaadihii iyo burburkii waddanka soomaray.
.
Dalku wuxuu leeyahay madaxweyne,Gole wasiiro iyo Baarlamaan.
.
Waxaana dawladdaa lagu qaybsaday hab aan la aqoon meel uu kayimid oo layiraahdo 4.5,si kastaba ha ahaade,dawlad baa lagu dhisay.
Read more…

Somalia:Xukuumadda oo magacawday Guddiga Khubarada ee Qabyo-qoraalka Dastuurka (War Saxaafadeed)

Monday, September 26, 2011 Comments off

Laaska News  Sept. 26,2011        Warka TFGda

War Saxaafadeed

(Muqdisho, 26 Sebteembar, 2011) Iyadoo la fulinayo Roadmap-ka, Ku-simaha Ra’iisul-wasaaraha, ahna Wasiirka Gaashaandhigga, Mudane Xuseen Carab Ciise, wuxuu maanta ku Read more…