Archive

Posts Tagged ‘Death’

Dad Rayad Ah Oo La Shageeya in Ciidanka Kenya Ku Dileen Deegaanka Janaay Cabdalle Oo Kenya Ka Hadashay

Tuesday, September 25, 2012 Comments off

Laaska News  Sept. 25,  2012
Wararka ka imanaya deegaanada Koonfurta Soomaaliya ayaa ku soo waramaya in dad rayad ah oo xoolo dhaqato ah oo kusugnaa deegaanka lagu magacaabo Janaay Cabdalle oo ka tirsan Gobolka Jubada Hoose ay ciidamada kenya ee ka tirsan ciidamada huwanka ah ee dagaalka kaga jira aagga J/Hoose ay axaddii ( Sept. 23) ku dileen dad reer guuraa ah ama xoolo dhaqato ah oo la sheegay inay ahaayeen dad rayad ah oo aan hubaysnayn, qaar kalana ku dhaawacaeen, warkaas oo si xoog leh usoo baxay lagana sheegay warbaahinta. Read more…

Advertisements

Somalia – Xildhibaan Lagu Dilay Muqdisho Caawa (Sept.22, 2012)

Saturday, September 22, 2012 Comments off

Laaska News  Sept. 22, 2012

Magaalada Muqdisho wararka ka imanaya ayaa sheegaya in xildhibaan ka tirsanaa baarlamaanka cusub ee Soomaaliya ay dabley hubaysan ay ku toogteen fiidkii hore ee caawa (waqtigii salaadda). Read more…

Somalia – Dhimashada Qaraxyadii Muqdisho Oo La Sheegay Inay Korodhay

Friday, September 21, 2012 Comments off

Laaska News  Sept. 21,  2012

Muqdisho-Qasaaraha ay gaysteen qaraxyadii ka dhacay magaalada Muqdisho shalay galinkii dambe (maqribadii) ayaa lagu soo waramayaa in dadka ku dhintay ay hadda korodhay oo ay gaadhay 27 qof, halka dhaawacana la sheegay inuu kabadan yahay 40 qof sidaana waxaa sheegay Wasiirka Caafimaadka Somalia Dr. Cabdicasiis Sheekh Yuusuf oo la hadlay VOA da. Read more…

Qaraxyo Muqdisho Ka Dhacay Oo Gaystay Qasaare Dhimasho Iyo Dhaawacba Leh (Sept.20,2012)

Friday, September 21, 2012 Comments off

Laaska News  Sept. 21, 2012

Waxaa lagu soo waramayaa in qaraxyo ka dhacay magaalada Muqdisho shalay maqribkii ay ku dhinteen dad gaaraya 16 qof, ayna ku dhaawacmeen dad kabadan 20 qof oo hadda  lagu dawaynayo isbitaalada muqdisho. Read more…

Madaxweyne Kuxigeenkii Ghana oo Loo Dhaariyay Madaxweyne

Wednesday, July 25, 2012 Comments off

Laaska News July 25, 2012

Madaxweyne kuxigeenkii dalka Ghana oo lagu magacaabo John Dramani Mahama ayaa loo dhaariyay inuu noqdo madaxweynaha Ghana saacado kadib markii uu madaxweynihii si kadis ah u geeriyooday. Read more…

Gaana – Madaxweynihii Oo Geeriyooday

Wednesday, July 25, 2012 Comments off

Laaska News July  25,  2012

EPA

Madaxweynihii dalka Gaana John Atta Mills oo da’diisu ahayd 68 jir ayaa 24 ka Luulyo ku geeriyooday isbitaal kuyaal caasimadda dalkaas ee Akra.

.
Geeridiisa waxaa sheegtay Reuters oo soo xiganaysa bayaan kasoo baxay maamulka madaxtooyada. Read more…

Germany – Former Nazi guard John Demjanjuk dies at 91

Sunday, March 18, 2012 Comments off

Laaska News  Mar. 18, 2012

Former Nazi death camp guard John Demjanjuk has died at the age of 91 in Germany. Demjanjuk was convicted for his role in the killing of about 28,000 Jews during World War Two. Read more…

Laascaanood:Gudoomiyihii Maxkamadda Rafcaanka Gobolka Sool oo Dabley Ku Toogteen habeen hore ayaa la’aasay shaley

Saturday, October 8, 2011 Comments off

Laaska News Oct. 8,2011
Lasanod -Warka laga helayo magaalada Laascaanood ayaa ku soo waramaya in Koox dabley hubaysan ah oo aan haybtooda la xaqiijin ay habeen hore toogosho  ugu geysteen Guddoomiyihii Maxkamadda Rafcaanka Gobolka Read more…

Somalia:Deg Deg – Dil ka dhacay Gaalkacyo

Saturday, June 25, 2011 Comments off

Laaska News  June 25,2011
Waxaa hadda  lagu soo waramay in dabley hubaysai ay ku toogteen caawa  magaalada Gaalkacyo dambi baare lagu magacaabo C/salaan  kana tirsanaa Booliska Gaalkacyo, sidaana Read more…

Soomali ku dhimatay rabshadaha Yemen

Tuesday, May 24, 2011 Comments off

Laaska News  May 24,2011

Laba wiil oo Soomaali ah ayaa ku geeriyooday rabshadaha ka socda dalka Yemen xilli ay kugnaayeen magaalada Sanca ee caasimadda waddankaasi. Read more…