Archive

Posts Tagged ‘Dhaarta Xildhibaanada’

Somalia -Xildhibaanada Baarlamaanka Cusub Oo Lagu Dhaariyay Muqdisho -SAWIRRO (Part two)

Tuesday, August 21, 2012 Comments off

Laaska News  August  21, 2012

Sawirrada Munaasabadda lagu dhaariyay  Mudanayaasha Baarlamaanka Cusub ee Soomaaliya,munaasanadaas oo la dhacday magaalada Muqdisho.

Read more…

Somalia – Munaasabadda Dhaarinta Baarlamaanka Cusub – SAWIRRO ( Part one)

Tuesday, August 21, 2012 Comments off

Laaska News  August  21,  2012

Waxaa caasimadda Soomaaliya ee Muqdisho   lagu qabtay  Munaasabad lagu dhaariyay xildhibaanada Baarlamaanka cusub ee Soomaaliya August 20,  2012,waxaana munaasabadda ka qayb galay Madaxweynaha Jamhuuriyadda Soomaaliya Mudane Sheekh Shariif Sh. Axmed,Wakiilka Gaarka ah ee QM u qaabilsan Soomaaliya Mr. Mahiga.

 

 

 

 

 

Read more…

Deg Deg:Somalia oo Loo Dhaariyay Baarlamaan Cusub August (20, 2012)

Monday, August 20, 2012 Comments off

Laaska News August  20, 2012      Update

Muqdisho – Waxaa magaalada Muqdisho kasocotay xaflad  dhaarta Baarlamaanka cusub ee Soomaaliya,waxaana la dhaariyay  2011 xildhibaan.

.

Baarlamaanku wuxuu Guddoomiye  Kumeel gaar ah u doortay Gen. Mudane Muuse Xasan Cabdulle oo noqday ninka ugu da’da weyn mudanayaasha xildhibaanada ee loo dhaariyay dalka Soomaaliya. Read more…