Archive

Posts Tagged ‘Dhimasho’

Madaxweyne Kuxigeenkii Ghana oo Loo Dhaariyay Madaxweyne

Wednesday, July 25, 2012 Comments off

Laaska News July 25, 2012

Madaxweyne kuxigeenkii dalka Ghana oo lagu magacaabo John Dramani Mahama ayaa loo dhaariyay inuu noqdo madaxweynaha Ghana saacado kadib markii uu madaxweynihii si kadis ah u geeriyooday. Read more…

Advertisements

Iskudhac La Sheegay Inuu Ka Dhashay Xil Wareejin Oo Gaystay Qasaare Degmada Cabdicasiis

Thursday, April 12, 2012 Comments off

Laaska News Apr. 12, 2012

Muqdisho – Wararka ka imanaya magaalada Muqdisho ayaa ku soo waramaya in isku dhac ka dhacay degmada Cabdicasiis ee Gobolka Banaadir oo ay ku dhinteen laba qof oo midi yahay qof rayid ah,lix kalana ay ku dhaawacmeen,sida lagu sheegay warbaahinta qaarkeed. Read more…

Qarax Ka Dhacay Muqdisho

Wednesday, March 14, 2012 Comments off

Muqdisho – (Laas) Wararka ka imanaya magaalafa Muqdisho ayaa kusoo waramaya in qarax ka dhacay meel aan ka fogayn madaxtooyada Soomaaliya uu geystay qasaare dhimasho iyo dhaawacba leh. Read more…

Libya:NATO oo Duqeyn Cirka ah kusameysey Brega,16 Dhimasho – Libya TV

Friday, May 13, 2011 Comments off

Laaska News  May 13,2011                        English
Tripoli, May 13 (Laaska News) – Telefishinka xukuumada Libya ayaa sheegay in ugu yaraan 16 qof  ay ku geeriyoodeen, in kabadan 30 qof na ku dhaawacmeen  duqayn cirka ah oo  diyaaradaha dagaalka ee NATO ku sameeyeen magaalada bariga ah Read more…

Libya:48 Dhimasho,150 Dhaawac Weerarkii xalay -TV

Sunday, March 20, 2011 Comments off

Laaska News March 20,2011.

Weerar sawaariikh iyo diyaarado ah oo xalay ay reer Galbeedku ku qaadeen Read more…