Archive

Posts Tagged ‘Dhulgariir’

Dhulgariir Ku Dhuftay Waqooyiga Talyaaniga, ugu yaraan 15 Dhimasho

Tuesday, May 29, 2012 Comments off

Dhulgariir awoodiisa lagu qiyaasay 5.8 oo ku dhuftay waqooyiga Talyaaniga ayaa masuuliyiintu sheegeen inay ku dhinteen ugu yaraan 15 qof.
Read more…

Advertisements

Sanad Guuradii 1aad Ee Dhul Gariirka Japaan Oo Ku Beegan Maanta.

Sunday, March 11, 2012 Comments off

Japan – 1st anniversary of March 11 disaster
March 11 oo ah Maanta oo Axad ah ayaa waxaa laga joogaa sanad markuu uu dhul gariirka iyo tsunamit ku uu ku dhuftay waqooyiga Bari ee waddanka Japan. Read more…

Deg Deg:Dhul Gariir ka dhacay Japan

Thursday, April 7, 2011 Comments off

Laaska News April 07,2011.
Dhul Gariir ayaa ka dhacay MIYAGI-KEN OKI ee wadanka Japan.

Dhul Gariirka ayaa  quwadiisu tahay 7.4m . sida uu ku waramay TV ga wadankaas ee NHK World. Read more…

Dhulgariirka Japan – Mawjado Sunaami ah oo ku dhuftay Garoonka Sendai Daawo VIDEO

Saturday, March 12, 2011 Comments off

Laaska News March 12,2011.

Japan earthquake: CCTV video of tsunami wave hitting Sendai airport Read more…

Dhulgariir ka dhacaya Japan:VIDEO

Saturday, March 12, 2011 Comments off

Laaska News March 12,2011.

Moment of Japan earthquake caught on cameras triggering 10m tsunami

Read more…