Archive

Posts Tagged ‘Dil ka dhacay Boosaaso’

Somalia:Shiikh Caan ah oo lagu dilay Boosaaso

Monday, December 5, 2011 Comments off

Bosaso -Wararka ay warbaahintu ka helayso magaalada Boosaaso ayaa kusoo waramaya in saaka lagu dilay Dr.Axmed X. Cabdiraxmaan oo ahaa aqoonyahan Soomaaliyeed aadna looga yaqaanay deegaanka,kana tirsanaa culumada Soomaaliyeed,macalinna ka ahaa jaamacadda Geeska Afrika.

Read more…

Suldaan Ciise Xasan Cumar oo xalay Boosaaso lagu dilay-Isim!!!!!!!!!

Sunday, November 21, 2010 Comments off

 

Suldaan Ciise Xasan Cumar oo kamid ahaa Isimada Puntland ayaa xalay fiidkii lagu toogtay magaalada Boosaaso,Suldaanka (AUN) waxaa la dilay salaadii maqrib ka dib,eaxaana dilay dabley aan haybtooda la garanayn.

Ma jiraan ilaa hadda ci loo qabtay.

Haddaannu nahay Bahda Laaska News,waxaan cambaaraynaynaa Read more…