Archive

Posts Tagged ‘Faallo’

Muqdisho Ama Dawladnimo Keentay Ama Dalkii “Magan” U Kala Go’Go’ye Ee Yuusan Dhaafin Labada Gole

Wednesday, September 26, 2012 Comments off

Laaska News  Sept. 26, 2012

Dalka Soomaaliya waa muqdisho,waxa u baahan in wax laga qabto oo ay hagaagtana waa muqdisho iyo inta ku nool, haddii intaasi hagaagtana Soomaaliya oo dhan baa hagaagaysa oo qaranimo Soomaaliyeed iyadaa ugu dhaw iyo nimaan soo gaadhi karin. Read more…

Advertisements

GUULEYSTAYAALAW HEE DHAHA

Sunday, December 18, 2011 Comments off

Laaska news  Dec. 18, 2011

Halkan waxaan idinkugu soo gudbinayaa hees wadani ah,erayada kujira heestan oo ah kuwo xikmad weyn leh  una baahan in laga bixiyo tafsiir ama sharaxaad dheeraad ah si umadda Soomaaliyeed ay ufahmaan,sidoo kale su’aalo aan ka weydiiyay dad kala duwan iyo aragtida iyo jawaabaha kasoo baxay. Read more…

Somalia:Qayb ka mid ah Khilaafyada Siyaasiinta Soomaalida iyo Fashilka Dawladnimo:

Tuesday, June 21, 2011 Comments off

Laaska News  June 21,2011
Waxaa la wada ogsoon yahay tan iyo intii ay burburtay Dawladdii dhexe ee Soomaaliya 1991dii, in la qabanayey shirar is daba joog ah oo dawlad loogu samaynayo Soomaaliya,wixii ka soobaxana aan la hirgalin,dawladii la
doortaana ay iyadu iska hor timaado oo lagu Read more…

Faallo – Shirka Xubnaha Golaha Amaanka iyo Madaxda Soomaalida uga Furmaya Kenya

Wednesday, May 25, 2011 Comments off

Laaska News  May 25,2011

Waxaa maanta kafurmaya magaalada Nairobi shir ay xubnaha Golaha amaanku ka yeelanayaan arrimaha Soomaaliya waxaana Read more…

Shirka Nairobi – Maxay tahay waxa kaliya ee mideeyay kooxda isugu tagtay Nairobi?

Wednesday, April 13, 2011 Comments off

Laaska News April 13,2011

By.Ciise Adan

Waxaan rabaa inaan wax yar ka taabto shirka Nairobi ee uu soo qaban qaabiyay wakiilka  xoghayaha Guud ee Jamciyada Qaruumaha ka dhaxeysa ee Arrimaha Soomaaliya Mr. Mahiga iyo fikradaha laga qaatay. Read more…

FAALO: NIDAAMKA FEDERALISMKA IYO RASCASAYR

Wednesday, March 23, 2011 Comments off

Laaska News March 23,2011.
– “Beeli ma goosan kartaa oo maamul u gaara ma  samaysan Kartaa?”
Dad badan baa wayahan Wax qoraayay,oo Shabakada Internetka u
adeegsanaayay si ay fikirkooda u faafiyaan oo dadka kale u gaarsiiyaan, qorayana faalooyin aan ku tilmaami Karo wax layska Xarxariiqay. Read more…

FAALLO:Wasiirka Gaashaandhiga Somaliland Mr.Cadami Muxuu ciidamada Somaliland u gayn waayay carro Warsangali iyo Galgala?

Monday, February 28, 2011 Comments off

 Su’aasha jawaabteeda waxa laga rabaa ragga reer Buuhoodle ee xukuumada Siilaanyo ku jira.

Maxaa ragga Buuhoodle loo waydiinayaa,iyaga waaba lagu duulaye.

Oo hadaa yaa la weydiinayaa? dee siilaanyo
Read more…