Archive

Posts Tagged ‘Fadeexad’

Gudoomiye Ilmaynaya Oo Madaxweynihiisi U gudbiyay Cabasho

Tuesday, July 31, 2012 Comments off

Laaska News  July 31,   2012

Shacabka degmada Afgooye oo cabashadii ugu adkayd u gudbiyay Madaxweynaha Iyo Ciidankii Oo Fadeexad Ka qaaday Goobta.


 

Iyadoo ay soo kordhaysay qayla dhaanta ka imanaysa dadka kunool deegaanka Afgooye iyo waliba dadka ku socdaala wadada dheer ee udhaxaysa magaalada Muqdisho iyo degmada Afgooye kana cabanaya kuna eedeynaya in xad gudubyo ay u geysanayaan kooxo qawlaysato ah oo Ciidan ah oo ka tirsan ciidanka dawladda ee ku sugan deegaanka Afgooye ayaa Madaxwynaha Jamhuuriyadda Soomaaliya iyo wafdigii uu hogaaminayo ay socdaal ku tageen magaalada Afgooye. Read more…

Fadeexada ka ganacsiga gabdhaha yar yar oo Somali lagu soo eedeeyay Maraykanka

Wednesday, November 10, 2010 Comments off

Laaska News.

Wararka laga helaya waddanka maraykanka,ayaa dhalinyaro Soomaaliyeed la gu soo eedeeyey ilaa 28 dhalinyaro ah oo Soomaali ah,hal qof mooyaane  inay  yihiin shabakad xidhan oo ka ganacsada gabdhaha yaryar kuna khasba inay jidhkooda gadaan,gabdhahaas oo da’doodu yar tahay. Read more…