Archive

Posts Tagged ‘Galguduud’

Somalia:Ahlusunna oo diidday ka qayb galka shirka Nairobi

Sunday, April 10, 2011 Comments off

Laaska News April 10,2011

Maamulka Culumaa’udiinka Ahlusunna Waljamaaca ee Goholada dhexe ayaa maanta si rasmi ah u shaaciyey inaysan ka qayb geli doonin shirka Nairobi, iyagoo ku tilmaamay in shirkaasi uu yahay mid lagu mijo xaabinayo jiritanka Umadda Soomaaliya.

Guddoomiyaha Culumaa’udiinka Ahlusunna Waljamaaca Macalin Max’uud Sheekh Xasan oo Read more…