Archive

Posts Tagged ‘galinsoor’

Galinsoor Oo Laga Dhigay Degmo

Friday, July 27, 2012 Comments off

Laaska News  July  27,  2012

Waxaa xukuumadda Soomaaliya ka dhigtay magaalada Galinsoor oo ka tirsan Gobolka Galgaduud, degmo Buuxda sida lagu sheegay wareegto kasoobaxday xafiiska Madaxweynaha Soomaaliya iyo wareegto faafin ah oo kasoobaxday Wasaaradda Arrimaha Gudahakadibna  lagu baahiyay warbaahinta qaranka. Read more…

Raysal Wasaaraha Somalia Dr Farmaajo oo kulan la qaatay odayaal iyo Xildhibaano kasoo jeeda Gobolada Dhexe

Friday, November 5, 2010 Comments off

Muqdisho(Laaska News).Friday November 05,2010.

Raysal Wasaaraha Soomaaliya Dr. Maxamed Cabdulaahi Maxamamed(Farmaajo) ayaa maanta kulan la qaatay odayaal,waxgarad & xildhibaano kasoo jeeda Gobolada dhexe,taas oo uu kala hadlay colaadda kasoo cusboonaatay deegaanada maalmihii u danbaysay ay dad badani ku dhinteen,gaar ahaan deegaano kamid ah Galinsoor. Read more…

Tags: