Archive

Posts Tagged ‘Galkacyo’

Shaqaale “Hay’ad Samafal” Oo La Afduubay,Maxaa Laga Sheegay?

Thursday, July 12, 2012 Comments off

Laaska News July  12,  2012

Wararka ka imanaya deegaanada Puntland ayaa kusoo waramaya in 3 qof oo u shaqaynayay hay’ad samafal laga afduubay deegaan ka tirsan degmada Gaalkacyo ee Puntland shalay galinkii dambe. Read more…

Somalia:Xiisad Colaadeed oo kasoo cusboonaatay Beelo wada dega Mudug

Wednesday, June 8, 2011 Comments off

Laaska News  June 8,2011

Gaalkacyo- Wararka laga helayo magaalada Gaalkacyo ayaa kusoo waramaya in saaka ay dabley hubaysani ay weerar ay ku qaadeen dad ku sugnaa goob wax laga cabo oo dhinaca Koonfurta Gaalkacyo ayna ku dileen 4 qof ,13 kalana ay ku Read more…

Somalia:Dibadbax lagu taageerayay Shirka Jun oo maanta ka dhacay Gaalkacyo

Monday, May 30, 2011 Comments off

Laaska News  May 30,2011

Dibadbax ballaaran oo lagu taageerayay Shirka la filayo in Bisha Jun lagu qabto gudaha dalka ayaa maanta lagu qabtay Konfurta magaalada Gaalkacyo.

Dadweynihii ka qeybgalay kulankaasi ayaa waxa ay ku Read more…

Somalia:G/sare Muuse Xasaasi”Amni darrada ka jirta Gaalkacyo waxaa ka danbeeya kooxaha dawarsada”

Monday, May 16, 2011 Comments off

Laaska News  May 16,2011

Saraakiil uu dhawaan maamulka Puntland u xilsaaray wax ka qabashada dilalka ka dhacayey waqooyiga magaalada Gaalkacyo ayaa faahfaahin ka bixiyay howlgallo ay mudooyinkan ka wadeen waqooyiga magaaladaasi. Read more…

Somalia:Shaqaaqooyinkii Gaalkacyo oo heshiis hordhac ah laga gaaray

Friday, May 6, 2011 Comments off

Laaska News May 6,2011

Kulan balaaran oo ay ka soo qayb galeen maamulaka cusub ee ee gobolka Mudug, Odayaal dhaqameedyo iyo wargarad Ayaa heshiis hor  dhac ah lagu kala dhex dhigay beelo dhawaan ku Dagaallamay waqooyiga magaaladda Gaalkacyo ee gobolka Mudug. Read more…

Somalia:Dad lagu dilay waqooyiga magaalada Gaalkacyo

Tuesday, April 26, 2011 Comments off

Laaska News April 26,2011

Nin hubeysan ayaa barqanimadii maanta bartamaha magaalada Galkacyo toogasho ku dilay laba ruux oo rayid ah, iyadoo dhinaca kale maanta magaalada gaalkacyo ay soo gaareen Mas’uuliyiin uu Madaxweynaha muumulka puntland u magacaabay magaalada Galkacyo. Read more…

Somalia:Xukuumadda oo dhalleeceysay falkii argagixiso ee ka dhacay Magaalada Gaalkacyo (War Saxaafadeed)

Saturday, April 23, 2011 Comments off

Laaska News April 23,2011.

(Muqdisho, April21,2011) Dowladda Fadaraalka ah ee Soomaaliaya waxay si adag udhalleecaynaysaa falkii argagixisada ahaa ee 16kii bishan Abril ka dhacay magaalada Gaalkacyo,qaraxaas oo loo adeegsaday baabuur isla markaana lagu dilay Agaasimihii WasaaraddaCaddaaladda ee gobalka Read more…

Galmudug:Kalluumeysato Iiraan ka soo jeeda oo Galkacyo la gaarsiiyey

Friday, April 22, 2011 Comments off

Laaska News April 22,2011

Muwaadiniin u dhashay dalka Iiraan oo kabadbaaday weerar diyaarado dagaal ay maalin ka hor ku qaadeen degmada Hobyo ayaa maanta la gaarsiiyay magaalada Gaalkacyo ee xarunta Gobolka Mudug, iyadoo maamulka Galmudugna uu cambaareeyay weerarkaasi. Read more…

Somalia:Dilalal is daba joog ah oo ka dhacay Gaalkacyo & Ciidamada ammaanka ee Puntland oo dad ku qab qabtay

Sunday, April 17, 2011 Comments off

Laaska News April 17,2011

Gaalkacyo -Ciidamada Amaanka ee Maamul Goboleedka Soomaaliyeed ee Puntland ayaa howlgallo ay ka sameeyeen waqooyiga magaalada Gaalkacyo kusoo qab qabtay dad lagu tuhmayo inay kadambeeyeen dilal saacadihii lasoo dhaafay ka dhacay magaaladaasi. .

Wasiirka Amniga maamulka Puntland Read more…

Somalia:Qarax miino oo dad ay ku geeriyoodeen oo Mudug ka dhacay

Saturday, April 16, 2011 Comments off

Laaska News April 16,2011
3-ruux oo uu ku jiro Iskuduwihii Wasaaradda Awqaafta iyo Arrimaha diinta ee Maamul Gobolleedka Puntland ayaa ku geeriyooday 2 kalena waa ay ku Read more…