Archive

Posts Tagged ‘Garaad abshir’

Widhwidh:Garaad Abshir iyio heshiiska Somaliland

Thursday, November 4, 2010 Comments off

Lasanod(Laaska News).

Garaad Abshir Saalax Maxamed oo Ka mid ah garaadada Beesha Sool,gaar ahaan Beesha Widhwidh,ayaa waraysi BBC la yeelatay ay wax ka waydiisay heshiis ay wada galeen odayaasha iyo waxgaradka Degmada Widhwidh iyo Somaliland,waraysigaas oo uuqaaday(wariye Xagar ee uga soo warama BBC-da Burco) ,Wariye Xagar ayaa Waraysi ka qaaday Garaad Abshir  iyo Gudoomiyaha labaad ee Golaha Wakiilada Somaliland ahna ninka Gudida Somaliland Madaxda u ahaa Mr Baashe. Read more…

Widhwidh:Daawo Garaad Abshir oo lagu soodhaweeyay

Tuesday, November 2, 2010 Comments off

Laaska News                        VIDEO

Waxaa magaalada Widhwidh laga helayay warar is khilaafsan sida ay faafinayeen shabakadaha qaarkood oo aan waxba xeerin,kuwaas oo faafinayay in Garaad Abshir lagaga mudaharaaday magaalada Widhwidh,arrintaas oo noqotay mid aan raad lahayn,waxaana uu kala kulmay soo dhawayn sida aanu ka soo xiganay  dad war gal ah,iyo shabakada ceegaag.com. Read more…