Archive

Posts Tagged ‘Garaad Jaamac Garaad Cali’

Somalia – Madaxweyne Shariif Oo Kulan La Qaatay Gudiga Xalinta Khilaafaadka

Tuesday, August 14, 2012 Comments off

Laaska News August  14,  2012

MuqdishoMadaxweynaha Jamhuuriyadda Soomaaaliya iyo xubno ka tirsan golaha wasiirada ayaa kulan la qaatay gudiga xalinta Khilaafaadka isagoona ugu baaqay in la xaliyo cabashooyin ay soo gudbiyeen qaar ka mid ah beelaha Soomaaliyeed. Read more…

Somalia -Odoyaasha Dhaqanka Oo Sheegay In Xulista Mudanayaasha Cusub Ay Gebagabo Ku Jirto

Tuesday, August 14, 2012 Comments off

Laaska News  August  14,   2012

Garaad Jaamac  Garaad Cali  Garaad Jaamac

 

Muqdisho – Odayaasha dhaqanka beelaha Soomaaliyeed ee ku howlan xulista Mudanayaasha ka mid noqonaya Baarlamanka cusub ee Soomaaliya ayaa sheegay in meel wanaagsan ay u marayaan howlaha xulista xildhibaannada iyagoo ka digay caqabad ka timaada dhinaca Siyaasiyiinta. Read more…

Garaad Jaamac Garaad Cali iyo Madaxa Hogaanka SSC oo ka dagay Kenya

Sunday, November 21, 2010 Comments off

Nairobi (Laaska News).Nov.21,2010.

Wafdi uu horkacaya Garaad Jaamac Garaad Cali oo uu Ka mid yahay Madaxa Maamulka la baxay SSC(Sool,Sanaag,Cayn) Dr.Saleemaan Xaglatoosiye ayaa shalay kasoo dagay Nairobi. Read more…

Wafdi ka socda SSC Oo Maanta La Kulmay R/wasaaraha Soomaaliya

Monday, November 15, 2010 Comments off

Laaska News Nov. 15,  2011

Saddex xubnood oo ka socda maamulka Sool, Sanaag iyo Ceyn (SSC )oo uu horkacayo  Gudoomiyaha maamulkaasi Suleymaan Ciise Axmed Kaar  oo maalmahaan booqasho ku joogay  magaalada Muqdisho ayaa  kulamo la qaatay masuuliyin ka tirsan dowladda Somaliya oo uu ka mid yahay R/wasaare Farmaajo. Read more…

Jawaabta Labada EX.Wasiiro Federaalka Somalia ee ka soo jeeda Somaliland ee Aflagaadada u gaystay Garaad Jaamac Garaad Cali & Wafdigiisa(SSC) Booqashdii Xamar.

Monday, November 15, 2010 Comments off

Muqdisho (Laaska News) November 15,2010.

Tan iyo intii Garaad Jaamac Garaad Cali Garaadka Guud ee Beesha Dhulbahante iyo wafdiga uu hogaaminayay  ay tageen magaalada muqdisho ee caasimadda Jamhuuriyadda Soomaaliya Waxaa soo baxayay warsaxaafadeed iyo qaylo dhaan kasoo baxayay siyaasiyiin,rag hore uu ahaan jiray Wasiiro,Maamulo,kuwaas oo kasoo kala jeeda Maamulada Read more…