Archive

Posts Tagged ‘garaad jaamac’

Shirkii Dhexdhexaadinta Labada Beelood ee Bahararsame iyo Cumar Maxamuud ee xiisaddii Cagaare oo shalay furmay iyo Beesha Reer Mahad oo laga sugayo Gogosha Nabadda

Wednesday, December 8, 2010 Comments off

Laaska News December 08,2010.

Meygaagle(Bookh).Waxaa ka furmay tuulada meygaagle  ee ah deegaanka dhul daaqsimeedka ah ay iska gaaraan xoolo dhaqatada kasoo jeeda Beelaha Bahararsame iyo Cumar Maxamuud ee ka soo kala jeeda Degmooyinka Kalabaydh(Lasanod),Burtinle iyo Degmada Bookh ee Kililka 5aad ee Itoobiya. Read more…

Wafdi ka socda SSC Oo Maanta La Kulmay R/wasaaraha Soomaaliya

Monday, November 15, 2010 Comments off

Laaska News Nov. 15,  2011

Saddex xubnood oo ka socda maamulka Sool, Sanaag iyo Ceyn (SSC )oo uu horkacayo  Gudoomiyaha maamulkaasi Suleymaan Ciise Axmed Kaar  oo maalmahaan booqasho ku joogay  magaalada Muqdisho ayaa  kulamo la qaatay masuuliyin ka tirsan dowladda Somaliya oo uu ka mid yahay R/wasaare Farmaajo. Read more…