Archive

Posts Tagged ‘Gedo’

Somalia – Madaxweyne Shariif Oo Laba Degmo U Magacaabay Deegaanno Gedo Iyo Bakool Ah – Wareegto

Sunday, August 12, 2012 Comments off

Laaska News August 12, 2012

Muqdisho, Madaxweynaha Soomaaliya Md.Sh.Shariif Sheekh Axmed ayaa deegaanada lagu kala magacaabo karaaban iyo Dhuurey u magacaabay inay noqdaan laba degmo, kuwaas oo ka kala tirsan Gobolada Gedo iyo Bakool. Read more…

Advertisements

Dagaal Ka Dhacay Deegaanka Yurkud Ee Gobolka Gedo

Saturday, March 10, 2012 Comments off

Muqdisho – Waxaa warbaahin kala duwan oo dal iyo dibad leh laga sheegay in dagaal dhawr saacadood socday oo faraha looga gubtay oo geystay qasaare dhimasho iyo dhaawacba leh uu saaka ka dhacay deegaanka tuulada Yurkud oo ka tirsan Gobolka Gedo una dhaxaysa Gedo iyo Baay. Read more…

Diyaarado La Sheegay Inay Duqeeyeen Deegaanka Buurdhuubo

Wednesday, February 29, 2012 Comments off

Wararka ka imanaya deegaanka Beerdhuubo ee Gobolka Gedo ayaa sheegaya in diyaarado duqeeyeen halkaasi oo ay geysteen qasaare dad iyo duunyaba leh sida uu sheegay nin goob jooge ah oo u waramay BBC da laanteeda ku hadasha afka Soomaaliga,lagana siidaayay Idaacadda Feb.29,2012. Read more…

Somalia:Warka Dagaalada Koonfurta Soomaaliya

Thursday, January 5, 2012 Comments off

War ka kusaabsan dagaalada ka socda Koonfurta Soomaaliya gaar ahaan dagaalo ka dhacay Ceelcadde oo ka tirsan Gobolka Gedo,dagaalo ka dhacay meel udhaw Qooqaani ee Gobolka J/Hoose iyo qarax ka dhacay Baledweyne ayaa waxaa ka waramay wariye BBC da uga soo warama Muqdisho Mr. Dhoore sida laga sii daayay Idaacadda. Read more…

Somalia:Madax dhaqameedyo kasoo jeeda Jubooyinka oo Jawaabo ka bixiyay hadalkii Madaxweynaha ee Ciidamada Dalka soo galay

Tuesday, October 25, 2011 Comments off

Laaska News Oct. 25,2011
Madax dhaqameedyo iyo cuqaal ka soo jeeda Gobolada Jubooyinka ayaa jawaabo iyo aragtiyo kabixiyay hadal uu madaxweynaha Jamhuuriyadda Soomaaliya Mudane Sh. Shariif uu kaga hadlay soo galitaanka ciidamada kenya inaysan shacabka iyo dawladda soomaaliyaba inaysan ogollayn inay iska soo galaan waddanka.(Madaxweynaha Soomaaliya: “Inay ciidamo soo galaan dowladda iyo shacabku ma oggola” hoos ka akhri ama ka dhageyso) . Read more…

Somalia:Dagaal ka dhacay Deegaan ka tirsan Garbaharey

Wednesday, September 28, 2011 Comments off

Laaska News  Sept. 28,2011
Tuulo ku dhaw magaalada Garbaharey ayaa Dagaal culus ku dhex maray ciidamada dawladda iyo kuwo xarakada Al shabaab. Read more…

Somalia:Mark Bowdan oo gaaray Gedo

Sunday, July 10, 2011 Comments off

Laaska News  July 10,2011                   + Related News
Survival of millions of children in Horn of Africa at risk, warns UNICEF

Humanitarian Coordinator for Somalia Mark Bowden

Maamulka gobolka Gedo ayaa sheegay in ay gobolka soo booqdeyn wafdi  uu hoggaaminayo Mark Bawden isu-duwaha xiriirka Bani’aadamnimo ee Qaramada Midoobay u qaabilsan Soomaaliya.

Guddoomiyaha gobolka Gedo Maxamed Cabdi Kaliil oo Radio Muqdisho la hadlay ayaa sheegay in komeerka ay gobolka ku yimaadeen wafigii uu hoggaaminyay Bowden ay uga warbixiyeen Read more…

Somalia:Madaxweynaha iyo Xukuumadda oo kulan wada tashi ah yeeshay

Friday, April 29, 2011 Comments off

Laaska News April 29,2011 

Madaxweynaha dwoladda Federaalka KMG ee Soomaaliya ayaa maanta kulan la qaatay golaha wasiirrada oo uu hoggaaminayo R/wasaare Maxamed C/llaahi Maxamed.

Read more…

Tags: ,

Somalia:Wasiiro iyo Xildhibaano gaaray Balad Xaawo

Saturday, April 2, 2011 Comments off

Laaska News.Saturday, 02 April 2011  
Muqdisho (RM) Wafdi balaaran oo labada Gole ee dowladda ka tirsan  ayaa gaaray magaalada Balad xaawo ee Gobolka Gedo si ay halkaasi kulamo Read more…

R/wasaare Farmaajo oo ka hadlay dagaalada + Waraysi VOA – DHAGEYSO

Wednesday, February 23, 2011 Comments off

Laaska News Wednesday, 23 February 2011 
Muqdisho (RM) –R/wasaaraha Soomaaliya ayaa maanta ka hadlay horumarka ay ciidamada Dowladu ka gaareen dagaalada ka socday Muqdisho, Gobolada Hiiraan, Gedo iyo Bakool. Read more…