Archive

Posts Tagged ‘golaha wasiirada somalia’

Somalia:Golaha Wasiirada oo Guddi sameeyey, Warsaxaafadeed

Saturday, April 23, 2011 Comments off

Laaska News April 23,2011.

(Muqdisho – Sabti, 23 April 2011)—– Shirkii caadiga ahaa ay Golaha Wasiiradu yeesheen Khamiistii 21kii April 2011 oo uu shir-guddoominayey Read more…

Somalia:Xukuumadda oo war ka soo saartay shirka Kenya ka furmay-Shir Jaraa’id

Tuesday, April 12, 2011 Comments off

Laaska News April 12,2011
(Muqdisho, Talaado 12 April 2011) Shir ay isagu yimaadeen Golaha Wasiirada oo uu shir-guddoominayey Ra’iisul Wasaaraha XFKMG ah Mudane Mohamed Abdullahi Mohamed ayaa looga hadlay shirka ka bilowday Nairobi, Golahu Read more…

Somalia:Faahfaahin ku saabsan taliyeyaasha la magacaabay

Wednesday, March 30, 2011 Comments off

Laaska News March 30,2011.

War-saxaafadeed shirka golaha Wasiirada

Muqdisho, March, 29.03.2011————-Waxaa maanta shir aan caadi aheyn isugu yimid golaha wasiirada ee xukuumada Federaalka iyadoo uu shir guddoominayay Ra’iisul Wasaaraha Read more…

Somalia:Xukuumadda oo soo jeedisay in sanad loogu daro Baarlamaanka, Xukuumadda iyo Madaxweynaha

Monday, March 28, 2011 Comments off

Laaska News March 28,2011.

 
Warsaxaafadeed shirka golaha Wasiirada Read more…

Muqdisho:Golaha Wasiirada oo maanta kulan ku yeeshay Muqdisho

Monday, January 3, 2011 Comments off

Laaska News  
Muqdisho(RM)Monday, 03 January 2011
Isniin, 03.01.2011——-Shir golaha Wasiirada xukuumada Federaalka KMG ah ee Soomaaliya ay isugu yimaadeen kaasoo uu shir guddoominayay Ra’iisal Wasaaraha Xukuumada mudane Maxamed Cabdullaahi Maxamed (Farmaajo) ayaa looga dooday dhowr qodob oo uu ugu  Read more…

Cali Khaliif Galleyr’Xukuumadda cusub waxa ay ka tayo badan tahay wadamada dariska wasiiradooda’ DHEGEYSO

Wednesday, November 17, 2010 Comments off


R/wasaarahii hore ee Soomaaliya Cali Khaliif Galeyr
oo wareysi   siiyey Telefishinka Somali Chanel oo xaruuntiisu tahay Magaalada London ee dalka Ingiriiska ayaa ugu horeyntii ka hadlay dhismaha xukuumadda cusub ee Ra’iisul wasaare Max’ed C/laahi Max’ed.

Cali Khaliif Galayr Ayaa Sheegay in Read more…