Archive

Posts Tagged ‘Government’

Xukuumadda Oo Ka Hadshay Xaaladaha Ammaanka, Siyaasadda Iyo Dhaqaalaha-SAWIRRO

Friday, May 27, 2011 Comments off

Laaska News  May 27,2011

Shir jaraa’id oo ay si wada jir ah magaalada Nairobi ugu qabteen wasiirrada Warfaafinta boostaha iyo isgaarsiinta, C/Kariim Xasan Jaamac iyo maaliyadda Xasan Cabdi Xalane ayaa waxa ay uga hadleen arrimha Ammaanka, siyaasadda iyo maaliyadda dalka. Read more…

Somalia:R/wasaaraha oo dalka ku soo laabtay + Warar la xiriira

Thursday, May 26, 2011 Comments off

Laaska News  May 26,2011

R/wasaaraha oo la kulmay Madax ka tirsan caalamka

R/wasaare Farmaajo oo la kulmay Ergayga Q/Midoobay u qaabilsan Soomaaliya

R/wasaaraha oo dalka ku soo laabtay Read more…

Somalis Are Told to Stop Bickering or Lose Financing

Thursday, May 26, 2011 Comments off

Laaska News  May 26,2011

By JEFFREY GETTLEMAN
NAIROBI, Kenya — Members of the United Nations Security Council sent an unusually blunt message to Somalia’s leaders on Wednesday to stop fighting Read more…

Somalia: Ban urges leaders to commit to stability and public service

Thursday, May 26, 2011 Comments off

Laaska News  May 26,2011

25 May 2011 –Secretary-General Ban Ki-moon today urged Somalia’s transitional federal institutions (TFIs) to demonstrate they are moving the country towards political stability and social-economic development, Read more…

Somalia:Wasiirka Warfaafinta oo ka warbixiyay Safar uu ku tagay waddamo dibadda ah

Sunday, May 22, 2011 Comments off

Laaska News  May 22,2011

Wasiirka Warfaafinta Boostada iyo Isgaarsiinta oo maanta dalka dib ugu laabtay ayaa faahfaahin ka bixiyay safar shaqo oo uu ku soo maray wadamo ka tirsan Caalamka.

Read more…

Somalia:Soo dhaweyn loo sameeyay Safiirka cusub ee Ethiopia u soo magacowday Soomaaliya

Thursday, May 19, 2011 Comments off

Laaska News  May 19,2011

Xafladan lagu soo dhaweeyanayay Safiirka cusub ee Dowladda Ethiopia u soo magacowday Soomaaliya oo maanta ka dhacday xarunta Safaaradda Ethiopia ayaa waxaa Read more…

Somalia:Wasiirka Qorsheynta oo faahfaahin ka bixiyay Shirka wadamada dhaqaalahooda soo korayo.

Wednesday, May 18, 2011 Comments off

Laaska News  May 18,2011

R/wasaare kuxigeenka ahna Wasiirka Wasaarada Qorsheynta iyo Iskaashiga Caalamiga ah Xukuumada KMG ayaa faahfaahin ka bixiyey waxyaabihii ka soo baxay shir Read more…

Somalia:Guddoomiyaha Baarlamaanka: “Weli lama arkin anigoo magacaabayo Wasiir ama Garaaddo siinayo Generaallo”

Tuesday, May 17, 2011 Comments off

Laaska News  May 17,2011

Mudane Shariif Xasan Sh Aaden Afheyeenka Golaha Baarlamanka Soomaaliya oo wareysi qaas ah siiyay Radio Muqdisho ayaa ka  hadlay Eedeyn uu dhowaan u jeediyay k/xigeenka 2aad ee Guddoomiyaha Golaha Baarlamanka Axmed Dhimbil Rooble Casoowe taasoo uu ku eedeeyay Read more…

Somalia:Eedeynta loo jeediyay Jibouti oo ay ka hadleen – xukuumada,xildhibaano iyo Odayaal

Monday, May 16, 2011 Comments off

Laaska News  May 16,2011
Odey Axmed Diiriye oo raali galin ugu baaqay DJibouti.

Kusimaha R/wasaaraha: “Eedeynta loo jeediyay Jabuuti waa Ra’yi qofeed”
Xildhibaano ku baaqay in guddi qaran loo saaro raali galinta Jabuuti

Kusimaha R/wasaaraha: “Eedeynta loo jeediyay Jabuuti waa Ra’yi qofeed”


Read more…

Somalia:Faroole – “Ammaan darrida Puntland waxaa ka dambeeya Argagixiso”

Monday, May 16, 2011 Comments off

Laaska News  May 16,2011

Madaxweynaha Maamul goboleedka Puntland C/raxmaan Maxamed Maxamuud Faroole ayaa sheegay in dilalka ka dhaca deegaannada maamulkaasi ay ka dambeeyaan kooxo argigixiso ah balse aysan ahayn aanooyin qabiil.

C/raxmaan Faroole oo Shir jaraa’id ku qabtay   Read more…