Archive

Posts Tagged ‘Government’

Somalia:Madaxweynaha oo dalka dib ugu soo laabtay

Saturday, May 14, 2011 Comments off

Laaska News  May 14,2011
Madaxweynaha Dowladda Federaalka KMG ah ee Soomaaliya mudane Shariif Sheekh Axmed iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa galabta dalka dib ugu soo laabtay kaddib safar uu ku tagay Uganda iyo Kenya.

Read more…

WSJ:Somalia Would Embrace U.S. Strike .

Friday, May 13, 2011 Comments off

Laaska News  May 13,2011

NEW YORK—Somalia would welcome a U.S. special-forces attack on al Qaeda-affiliated militants on Somali soil, similar to the strike that killed Osama bin Laden in Pakistan, said Somali Prime Minister Mohamed Abdullahi Mohamed on Wednesday. Read more…

Somalia faces “political paralysis” – Ambassador Mahiga

Wednesday, May 11, 2011 Comments off

Laaska News  May 11,2011

There is a “political paralysis” in Mogadishu where Somalia’s president and speaker are not communicating with each other.

That’s what the top United Nations envoy for Somalia, Augustine Mahiga, told the Security Council during his briefing on Somalia. Read more…

Somalia:R/wasaaraha oo khudbad ka jeedinaya Shirka Golaha Ammaanka ee galabta furmaya

Wednesday, May 11, 2011 Comments off

Laaska News  May 11,2011

Gelinka dambe ee maanta ayaa lagu wadaa in magaalada New York ee dalka Mareykanka uu ka furmo shirka golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay, ayadoo kulankaasi uu ka qeyb galayo wafdi uu hoggaaminayo R/wasaaraha xukuumadda KMG ee Soomaaliya. Read more…

Somalia:Xildhibaannadii Guddiga Doorashada ee uu magacaabay Guddoomiyaha Baarlamanka oo maanta ka ambabaxay Muqdisho

Wednesday, May 11, 2011 Comments off

Laaska News  May 11,2011

Mudanayaashii laba maalmood ka hor laga hor istaagay in ay ka dhoofaan garoonka Diyaaradaha magaalada Moqdisho si ay u gaaraan dalka Kenya ayaa maanta ka amba baxay Garoonka Caalamiga ah ee Magaalada Muqdishu. Read more…

Kulan Burcad-badeedda ku saabsan oo London ka dhacaya

Tuesday, May 10, 2011 Comments off

Laaska News  May 10,2011

Kulan heerkiisu sareeyo oo looga hadlayo burcad badeeda Soomaalida ayaa lagu wadaa in ururka badmareenada caalamka ee IMO  ay ku qabtaan wadanka Britin. Read more…

Somalia:Xildhibaano sheegey in Xukuumadu udiiday inay ka dhoofaan Dalka

Monday, May 9, 2011 Comments off

Laaska News  May 9,2011

Muqdisho Xildhibaano ka tirsan baarlamaanka Soomaaliya oo lahadlay warbaahinta ayaa sheegay in  loodiiday inay kadhoofaan magaalada Muqdisho,eedeyn kululna usoo jeediyay xukuumada.
.
Xildhibaan Xareed Xasan Cali oo ah afhayeenka Guddiga doorashada ee uu dhawaan magacaabey Read more…

Somalia:Madaxweynaha oo dalka dib ugu soo laabtay- DAAWO SAWIRRADA

Sunday, May 8, 2011 Comments off

Laaska News  May 8,2011

Madaxweynaha Dowladda Federaalka KMG ah ee Soomaaliya mudane Shariif Sh Axmed iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa maanta dalka dib ugu soo laabtay kaddib markii ay ka qeyb galeen caleema saarka Madaxweynaha dalka Jabuuti mudane Ismaaciil Cumar Geelle. Read more…

Somalia:sawirada Booqashadii madaxweynaha ee Suudaan – PHOTO

Thursday, May 5, 2011 Comments off

Laaska News May 5,2011

Madaxwaynaha jamhuuriyadda iyo Wafdi u uhoggaaminaayo ayaa shalay waxa ay safar ku tageen Magaalada Kharduum Ee xarunta Dalka Suudaan, Waxa ayna halakas kulamo kula so qaateen madaxwaynaha Dowldda Aan walaalaha Read more…

Somalia:Wasaaradda arrimaha gudaha oo soo saartay amarro- WAR-SAXAAFADEED

Friday, April 29, 2011 Comments off

Laaska News April 29,2011

(Muqdisho – Khamiis, 28 April 2011.) Wasaaradda Arrimaha Gudaha & Amniga Qaranka Soomaaliyeed iyadoo ka duuleysa xaaladda amniga iyo sida loogu baahanyahay in loo sii dar-dargeliyo howlaha amniga, iyadoo loo adeegayo shacabka Read more…