Archive

Posts Tagged ‘guraceel’

Somalia:Ciidamada Itoobiya ah oo lasheegay inay Soo galeen

Sunday, November 20, 2011 Comments off

Laaska news  Nov.20,2011

Warka laga helayo deegaano kala duwan oo Soomaaliya ah ayaa kusoo waramaya in ciidamo itoobiyaan ah oo wata gawaarida gaashaamaan iyo kuwa xamuulka ay shalay kasoo galeen dhawr meelood oo katirsan gobalada Dhexe ee Soomaaliya. Read more…

Dagaalo ka dhacay Deegaano ka tirsan Guraceel.

Tuesday, November 23, 2010 Comments off
Laaska New Nov.23,2010.
Waxaa maanta dagaalo ka dhacay deegaano ka tirsan Guraceel ee Gobalka Galguduud gaar ahaan meesha Dagaaka xooggiisu ka dhacay waa inta udhaxaysa Wara dhuumale iyo Ceel God,meelahaas oo ay ku dagaalamayeen Iaslaamiyiinta Alshabaab iyo Ahli Sunna. Read more…
Tags: ,

Dagaalo Kadhacay Deegaanka Guraceel.

Saturday, November 20, 2010 Comments off

Guraceel (Laaska News).Nov.20,2010.

Waxaa lagu soo waramayaa in dagaal culus ay ka dhaceen deegaano ka tirsan Guraceel oo ay ku dagaalameen xoogaga kala ah Ehlu sunna iyo Ashabaab. Read more…