Archive

Posts Tagged ‘hargeysa’

Kulan Labaad Oo TFG – SL Ah Kana Heshiiyay Dhaqaalaha, Isku-socodka

Saturday, June 30, 2012 Comments off

Laaska News June 30, 2012

Dubai – Waxaa lagusoo waramayaa in kulan labaad ay yeesheen Madaxweynaha. Somaliya Md.Shiikh Shariif & Pres. SL Mr.Silaanyo June 29, 2012,kulankan oo ka dhacay Dubai oo aan Read more…

Advertisements

Beesha Sool Waxay Aqoonsan Tahay 18 ka Gob.Jamhuuriyadda Soomaaliya,Dastuurkana Kii “Kacaanka”

Tuesday, June 26, 2012 Comments off

MUNAASABADDA  26 Ka JUUN EE GOBANIMADA GOBOLADA WAQOOYI EE SOOMAALIYA

Waxaan rabaa in shacabka Soomaaliyeed meel ay joogaanba aysan ka war wareegin runta iyo xaqiiqda ayna xusuustaan in umadda Soomaaliyeed dawlad dhaxe ay yeelato ay ugu dambeysay dawladdii kacaanka ee rogmatay Bishii Janauary 1991. Read more…

Madaxweyne Shariif Oo Hambalyo Udiray Shacabka, Kana Hadlay Arrinta SL

Monday, June 25, 2012 Comments off

Muqdisho – Madaxweynaha Jamhuuriyadda Soomaaliya mudane Shariif Sh Axmed ayaa hambalyo ku aaddan 52 guuradii ka soo wareegtay xornimada gobollada woqooyi ee dalka u diray shacabka Soomaaliyeed. Read more…

Shirkii Dawladda Soomaaliya,Maamulka Somaliland Oo Ay Kasoo baxeen Qodobo

Thursday, June 21, 2012 Comments off

Waxaa lasoo gabagabeeyay shirkii wadahahadalada ergooyinka Dawladda Soomaaliya iyo maamulka Somaliland  labada maalmood uga socday dalka ingiriiska,waxaana lagasoo waramaya in wafuudi labada dhinac kasocday ay ku heshiiyeen qodobo dhawr ah sida ay warbaahinta usheegeen gabagabadii Read more…

“Buunkayga Ninka Xada Xagguu Ku Yeedhin!!” Wadahadaladii TFG da,Somaliland Oo Ka Furmay Ingiriiska

Thursday, June 21, 2012 Comments off

By:Naalaye & Ciise Adan
(Laascaanood).

 “Hi. Somaliland Laaska will be free from Somaliland if you would not stop Irirism”.

Wadahadallo udhaxeeya dawladda Soomaliya iyo maamulka Somaliland ayaa 20 ka June 2012 ka furmay duleedka magaalada London ee dalka Ingiriiska sida lagu sheegay warbaahinta Qaranka.

.
Wadahadaladan ayaa waxaa kaqayb galaya laba guddi oo ka kala socda dawladda Soomaaliya iyo Somaliland,waxaana kulanka kala qayb qaadanaya xubno kasocda dawladaha caalamka qaarkood laga magacaabay Norway sida warbaahinta qaarkeed ay sheegeen. Read more…

Laaska News – Wadahadalka TFG da Iyo SL Waa Qayb Kamid Ah Jaahwareerka Lagu Hayo Soomaali

Friday, June 15, 2012 Comments off

Ilaa iyo intee ka dambaysay shirkii looga hadlayay arrimaha Soomaaliya ee London ee ay kasoobaxeen inay wadahadlaan xukuumadda TFG da iyo Somaliland waxay shacabka Soomaaliyeed meel ay joogaanba isweydiinayaan waxa ay tahay ujeedada rasmiga ah ee wadahadalada ay yeelanayaan labada dhinac? Waxa keenay waqtigan in la wadahadlo oo ay xukuumadda TFG du tahay gabagabo oo waqtigeedii dhamaaday?. Read more…

Somaliland Oo Sheegtay Guddi Cusub Oo Uga qayb galaya Wadahadalada TFG da

Friday, June 15, 2012 Comments off

Hargeysa – Somaliland ayaa sheegtay inay magacawday guddi cusub oo ka kooban shan xubnood 14 /6/ 2012 oo uga qayb galaya wadahadalada lagu wado inay dhexmaraan TFG da iyo Somaliland ee la filayo inay ka dhacaan London bishan gudaheeda sida uu warbaahinta usheegay wasiirka warfaafintu.
Read more…

Wadahadal U furmaya TFG da Iyo SL

Thursday, June 14, 2012 Comments off

Waxaa lagu soo waramayaa in ay dhawaan furmayaan wadahadallo dhexmaraya guddiyo ka kala socda xukuumadda TFG da iyo Somaliland,kana dhici doona magaalada London bishan juun qiyaastii 20 ka ama 21/6/2012. Read more…

Hargeysa – Gudoomiyihii Maxkamadda Gobolka oo Saaka La Dhaawacay – SL

Monday, June 11, 2012 Comments off

Hargeysa – Waxaa saaka waabarigii salaadda subax toogasho lagu dhaawacay Gudoomiyihii Maxkamadda Gobolka Hargeysa Cabdirashiid Maxamed Duraan sida uu warbaahinta u caddeeyay W.A.Gudaha Somaliland M.N.Caraale “Duur” Read more…

Hargeysa -Boqor Buur Madaw Oo Maxkamad La Hor Geeyay

Tuesday, April 24, 2012 Comments off

Laaska News  Apr.24, 2012

Hargeysa – Wararka ka imanaya magaalada Hargeysa ayaa ku soo waramaya in maanta maxkamadda Hargeysa  markii u horreysay la hor keenay Boqor Buur Madaw  tan iyo markii laqabtay isagoo kasoo noqday dalka Imaaraadka. Read more…